Jacaylbaro Posted November 11, 2010 War-Saxaafadeed. November 11, 2010. Ka dib markii la tixgaliyay baahida qaran ee loo qabo in la kobciyo xidhiidhka ay dawladda Somaliland la leedahay bulshada caalamka, lana qiimeeyay inay daruuri tahay in la dardargaliyo ka midha dhalinta himilada aqoonsiga ee Somaliland, waxaa loo magaacaabay dadka hoos ku qoran inay noqdaan Wakiillada Xukuumadda Somaliland ee wadamada soo socda iyadoo la eegay xirfadooda, waayo aragnimadooda iyo aqoontoodaba. 1. Aden Nuux Dhuule Wakiilka Somaliland ee Itoobiya 2. Prof. Maxamed Xirsi Qalinle Wakiilka Somaliland ee Jabuuti 3. Maxamed Axmed Nuur Wakiilka Somaliland ee Kiiniya 4. Axmed Cumar Sangoore Wakiilka Somaliland ee Ingiriiska 5. Rashid Nuur Gaaruf Wakiilka Somaliland ee Maraykanka 6. Xasan Mawliid Axmed Wakiilka Somaliland ee Faransiiska 7. Cali Maxamed Axmed Wakiilka Somaliland ee Yemen Allaa Mahad leh Press Office Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted November 11, 2010 Raggani waa rag meesha sii degenaa allow yaa ogaada Seriously, Somaliland baallihii ay ku duuli lahayd aa la tifay ee ha sugto intay usoo baxayaan. Waxaa igu maqaalaa in intaa wiilkii tanzanianka ahaa u sheegay Siilaanyo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 11, 2010 Way duushay baan ku idhi ,, way duushay ,, Kii tanzanian ka ahaa hurdaabuu ka bixi la'yahay Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted November 11, 2010 ^^Ma qaad buu cunay ninyahow African ku wax walba waa ka suurowdaa, waxaan ka baqayaa asagoo qayilsan inaad cajalado ka duubtaan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 11, 2010 Wax walba ka yaab ,,,, cajaladu way duuban tahay uun markaase la soco Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted November 11, 2010 Number four used to be our local mayor. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted November 11, 2010 ^^ @ #4 Maxaan lahaa Waryaa Jacaylow, that would be a deplomatic suicide ee is jira Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted November 11, 2010 ^^ maxa sucide keenay ma iyada ba lana ictraafsanyahay maxa la dublamasiyedeyn oo la sucidideyn Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted November 11, 2010 xaaji xunjuf, ayyaamahan waad gaabinaysay ee kor kasoo bilaabo aqriska Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted November 11, 2010 waxan ka bilaabay mayorki east london akhriska anigu Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted November 11, 2010 ^^ warbixin baa ka horreysay uu jacayl baro yiri ninkii tanzanian ka ahaa qaadiruu hargeysa la hurdaa, markuu subixii soo toosana cajal ictiraafka somaliland ku saabsan baa laga duubayaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted November 11, 2010 Originally posted by xiinfaniin: ^^ warbixin baa ka horreysay uu jacayl baro yiri ninkii tanzanian ka ahaa qaadiruu hargeysa la hurdaa, markuu subixii soo toosana cajal ictiraafka somaliland ku saabsan baa laga duubayaa wax walba wey dhici karta Quote Share this post Link to post Share on other sites