Sign in to follow this  
Jacaylbaro

The Second Phase in Laascaanood

Recommended Posts

WAFI XUKUUMADA AH OO KU SII JEEDA LAASCAANOOD

 

 

Burco(QARAN)-Wafti xukuumada ah oo uu horkacayo Wasiirka Hawlaha Guud iyo guriyaynta ayna waheliyaan Wasiirka Macdanta iyo Biyaha,W/xigeenka Qorshaynta,saraakiil ka tirsan W/caafimaadka, W/waxbarshada,Hayada SRA,iyo masaauliyyin kale oo badan ayaa caawa fiidkii soo gaadhay Magaalada Burco,Kuwaasoo u sii jiida dhinaca magaalada laascaanood.

 

Madaxa waftigan Md.Siciid Sulub oo Wariye Kayse Axmed Digaalewax ka waydiiyaya ujeedada safarkoodan laascaanooda ayaa waxa uu yidhi “Ujeedayadu waxay salka ku haysaa dibudhiska iyo maamul samaynta gobolka sool”. Waxa uu intaa raaciyay Wasiirku inay Gurmad Raashin iyo Daawo isugu jirta tii dadka iyo xoolaha ah u sidaan Laascaanood.

 

Waxa kale oo Wasiirku intaa ku daray inay la socdaan Injineeradii wasaarada hawlaha guud,Hayada Wadooyinka SRA,wasaarada kastana ay masuuliyiin kala socoto,iyadoo ujeedadu tahay in qiimeyn guud lagu soo sameeyo xaalada gobolka sool.islamrkaana ayna daba imandoonaan Hayadihii samafalka caalamiga iyo kuwii wadniga ah, si ay iyaguna kaalintooda u qaataan ‘Wajigii hore waxa uu ahaa kii ciidanka,hadana waa dibudhiskii iyo sidii gobolka wax loogu qaban lahaa dhinaca horumarka”

 

Waftigan oo caawa fiidkii soo gaadhay Burco ayaa subaxnimada hore ka jarmaadi doona kaasoo la filayo inuu duhurnimada gaadho laascaanooda..

 

Magaalada laascaanood ayaa hada degan xaaladeedu,iyagoo ay halkaa hore ugu sugnaayeen wasiiro iyo masuuliyiin ka tirsan xukuumada gaar haan kuwa ka soo jeeda gobolkaasi.

 

 

TogdheerNews.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this