Sign in to follow this  
Jacpher

PL takes strong position against tahriib

Recommended Posts

Jacpher   

Ciidanka Puntlland oo ilaa 400 oo qof iskugu jira Soomaali iyo Itoobiyaa ku celinaya meesha ay ka yimaadeen

 

 

Boosaaso:Ciidanka amaanka ee Puntlland ayaa waxaa ay ilaa dad gaaraya ilaa 400 oo qof kuwaas oo iskugu jra Soomaali iyo Itoobi yaan ciidanka amaanka ayaa baabuur iska rogayaal ah ku aruuriyey barakacyaal kuwaan oo qaar kood lagu qabtay iyagoo doonaya in ay u tahriibaan dalka Yemen.

 

Ciidamo fara badan oo ka tirsan Puntlland ayaa dad badan oo tahriibayaal ah gacanta ku dhigay , dadkaan ayaa waxaa ay inta badan ay u tahriibaan dalka Yemen iyagoo ku dhamaada badda oo kooxo tuuga ah ay ku daadiyaan badda u dhexaysa dalka Yemen iyo Soomaaliya.

 

Dadka maanta dib loogu celiyey Itoobiya iyo meel ka mid ah Soomaaliya ayaa waxaa lagu qabtay kala bar iyagoo saaran doon ay ku doonayeen in ay ugu tahriibaan dalka Yemen , dadkaan ayaa waxaa ku jira dad in badan ka sugnaa

Puntlland oo ka shaqaysanayey ka dibna markii ay xoogagga lacag ah aruur sadeen tahriib doonayey in ay galaan.

 

Saraakiil ka tirsan ciidanka oo la hadlay dadkaan ayaa waxaa ay uga digeen in ay naftooda mar kale halaagaan iyagoo u sheegay in Maamulka Puntlland uusan ogolayn cid tahriib ah cida ay ku qabtaan ay sidooda oo kale ay tarxiili doonaan.

 

warka oo faahfaahsan dib ayaa idin kala socod siin doonaa insha Allaah.

 

M_M_Deeq

Halgan.net

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this