Caaqil_nabadoon Posted February 19, 2007 Heerka xumadda siyaasada soomaaliya aad ayuu usareeyaa. xaalkuna waa murugsanyahy. waxaa lookala baxay afar kooxood. qolo guul sheegankartaana majirto, waayo waxaa waddanka xoog kujooga amxaaro. 1. kooxadda kowaad waxay taageeraan GMIS, waxayna rabaan waddanka in lagu maamulo Shareecada islaamka. warkoodu waa cadyahy. 2. qoloda labaad C/llahi Yusuf ayay naceb yihiin. waxayna kunaceen siyaabo kalagedisan waxaana kamida, qolo qabiil kunaca, qolo kunaca taariikhdiisa madow. 3. qoladda sadexaad Cabdillahi ayay jecelyihiin waxayna kujecelyihiin siyaabo kale gedisan. qolo qabiil ayay kujecelyihiin. qolokalena waxay u arkaan hogaamiyaha keliya ee Soomaaliya maanta midaynkara. 4. qolddan afraad oo ah soomaali badankeed waxaay ubaahan yihhin dowlad waxay hore utaageereen GMIS, haddana waxay taageeraan TFG. waa dadka Soomaaliya maanta kutabaaleysan warkooduna waa cadyahy waxayna yiraahdeen anaga doorasho noomataalo maanta. waxay dhaheen. Abaar baa nadhamaysay. Daad baa naqaaday. waxaa qudbo sireed isku guursaday maalmahaan. kooxad taageerta Gmis iyo kooxdda Cabdillahi DIID. dhinaca kale waxaa qudbo sireed iskuguursady cabdillahi DOON iyo DOWLAD DOON. waxaad moodaa gacanta sare ineyleeyihiin qoloda dowlad doon iyo cabdillahi doon. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jabarjaan Posted February 19, 2007 adu kuwee tahay marka Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted February 19, 2007 good question ,,,,,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Caaqil_nabadoon Posted February 19, 2007 waxaan taageersanahy soomaaliya oo dowlad loodhiso waxaan jaclahy TFG iney shaqeyso. waayo shaqsi jacelykii micno malaha. hadii aan cabdillahi noco iyo hadii aan jeclaado soomaali waxaba utarimayso. dar ALle ayuu udhimankaraa xabad baa kudhicikarta. waa dhimankaraa. imisa qof oo soomaali door mihiima kulahaa ayaan maanta xataa lahadl hayn. somali waxay ubaahantahy Dowlad tahriibta. sidaad doonto kukeen. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Caaqil_nabadoon Posted February 19, 2007 waxaan taageersanahy soomaaliya oo dowlad loodhiso waxaan jaclahy TFG iney shaqeyso. waayo shaqsi jacelykii micno malaha. hadii aan cabdillahi noco iyo hadii aan jeclaado soomaali waxaba utarimayso. dar ALle ayuu udhimankaraa xabad baa kudhicikarta. waa dhimankaraa. imisa qof oo soomaali door mihiima kulahaa ayaan maanta xataa lahadl hayn. somali waxay ubaahantahy Dowlad. sidaad doonto kukeen. Quote Share this post Link to post Share on other sites