General Duke Posted July 22, 2008 Ciidamo Ka Soo Wareegay Somaliland Oo Ku Sugan Laasqoaray Oo Sheegay In... Ciidamadii Dhowaan ka Soo wareegay mamulka la magac baxay somali land isla markaasina ku soo biiray ciidamada mamul goboleedka puntlnd ayaa waxaa ay iminka ku sugan yihiin demada laasqoray ee gobolka sanaag halkasi oo ay iminka si toosa uga hawlgalaan. saraakiisha ciidamadaasi iyagu kusugan degmada laasqoray ayaa waxaa ay sheegeen in ciidaadaani ay yihiin ciidamo dhamaystiran balse u baahan waxyaabo fara badan oo ay ka mid tahay sahay.qalabka ciidanka iyo waxyaabo kale waxaana uu ka dalbaday maamulka puntland in sahaydasi si dg deg ah lool soo gaaro. Jaaamac Salaad Nuur Oo ka mid ah saraakiisha ciidamadaasi ayaan waxaan wax ka waydiinnay bal inuu nooga warbixiyo ciidamada iminka ku sugan degmada laasqoray ee ka soo wareegay maamulka somali land waxyaabaha u qorshaysan in y qabtaan oo ay ku soo kordhiyaan degmada ay iminka ku sugan yihiin waxaan auu sheegay in ciidamada loo ballan qaaday waxyaabo badan oo lagu soo kordhin doono. jaamac ayaa waxaa uu sidoo kale sheegay in ciidamadaani sababta ay ugu wareegeen maamulka puntland ay tahay ka gdaal markii ay maamulka somali land ka waayeen agabkii iyo wax qabadkii ay uga barteen isla markaasina uu mamulka somali land ka meer meeray in uu waxyaabihii ciidanka la siin jiray uu u soo gudbiyo. Isku soo wada duuboo ciidamadaani iminka kusugan degmada lasqoray ee gobolka sanaag ee ka soo wareegay mamulka la magac baxay somali land ayaa waxaa la filaya ain ay waxyaabo badan ka bedelan degmada laasqoray ee gobolkaasi waxaana joogitaanka ay ciidamadaani joogaan degmada laasqoray ay ku soo aadaysaa xillii deegaanka calmadow ee gobolkaasi sanaag afduub nuddooyin badan loogu haysto dad ajaanib ah oo laga qafaashay xeebaha degmada laasqoray lamana oga waxa tallaabo ahaan u degsan in ay ka qaadaan kooxa haysta dadkaasi ajaanibta ah . Sakariye Khaliif Faarax (Fantaastic) SBC International-Bosaso Quote Share this post Link to post Share on other sites
Muslim01 Posted July 22, 2008 Why do they keep on defecting from Slands Army? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fabregas Posted July 22, 2008 ^^I think Rudy might have an explanation: quote: Originally posted by rudy-Diiriye: sland militia run back when they heard jaat kii baa so dacay. then pland militia run east cuz they heard that there was an indian ship sailing down the coast. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted July 22, 2008 The secessionist are falling apart. 17 years of cheap talk. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ibtisam Posted July 22, 2008 ^^^^^How happy would you be?? Naaftu maa kaa biix laheyd if it all fall apart and it was an all out war?? Ruun sheek baal. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted July 22, 2008 ^What's Naaftu? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ibtisam Posted July 22, 2008 Life, no Soul. nafta maybe? :confused: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted July 22, 2008 Naaftu means deisal in Xameri Somali...Yup it would be Nafta. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted July 22, 2008 Ibtisam your soomaali is very understandable walalhi, but just watch those vowels. As for the these so-called defections, mmm just wait couple of weeks or maybe a month and you will hear the same militias going back to SL. Waa sii orod soo orad lee maalin kasta. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted July 22, 2008 The secessionists are falling apart dear, just look at your last topic... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ibtisam Posted July 22, 2008 ^^^Answer my question. I'm sure even you can do that. Che: that is Naafto and it is not only Reer Xamar. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted July 22, 2008 Edoo I would report the news as it is. Anyhow we hope for sanity and unity. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ibtisam Posted July 22, 2008 ^^^I did not ask you for the news, that is what the BBC is for. I asked YOU a question. Can you not answer something? Miise you can only quote things? Just answer the question, How hard can it be? :confused: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Socod_badne Posted July 22, 2008 lol@Naaftu maa kaa biix laheyd... this assault on the Somali language is unbearable. Quote Share this post Link to post Share on other sites