Xaaji Xunjuf Posted September 17, 2010 What does that hotel got to do with human rights , the Bintiland boys are as usual confused I bet When the UN lady asked about human rights abuses in The pirate state faroole showed her that beautiful hotel Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted September 17, 2010 ^^^I like it when a secessionist gets upset. Dont worry Siilanyu is gonna build a great Navy.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted September 17, 2010 Originally posted by General Duke: ^^^I like it when a secessionist gets upset. Dont worry Siilanyu is gonna build a great Navy.. Last time I checked the faroole Administration were frustrated with an illiterate TFG minister Called Ibi who refers him self as a professor ,the poor pirates thought they would be rewarded with the biggest Navy base In bosaaso. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted September 17, 2010 Duke iyo Xaaji...runtii lasheego labadiinaba meesha waxma ku heeysiin nagadaaya. Wadan faqri ah oo dadkiisa gaajo iyo macaluul udhintey baadka timaanteyn. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted September 17, 2010 ^^ Kii dadka isku qarxin jiray na wakaan inoo yimid Che Aniga iyo duke isku wadan kamananu iman duke wuxu ka yimid gobol yaro oo reer budhcad badeed loo yaqaano oo ka mid ah somaliyadi 1991 budh budhay boowe Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted September 17, 2010 ^Waxaa iga daran dadka beenta isku madadaaliye hadana faan iyo booto ku dara Meeshaa kati maadeynba waa faqri iyo gaajo ama Somalia ama Somaliland dheh. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted September 17, 2010 Originally posted by Che -Guevara: ^Waxaa iga daran dadka beenta isku madadaaliye hadana faan iyo booto ku dara Ma kan baad u jeeda ileen kan ba faan badan eh Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted September 17, 2010 Xaaji, Haddii la yidhi Puntland iyo Somaliland bey UN booqatay ma dhib baa? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted September 17, 2010 ^Mayaa isagaa markii 'Somaliland' uu report'ka ka arkay excited noqday ileyn aqoonsi buu moodaaye!. Accusationkiisunaa waa: 'Tuug, intaadan tuug dhihin buu TUUG ku yiraahdaa' Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted September 17, 2010 ^ Waan yaabay, the dude seemed to get hot for nothing. This news is good and everybody should take it that way. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted September 17, 2010 ^ma rumeysanee markaan akhriyey adigaaan ku soo xusuustay! with all ur Amisom & self defence! Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted September 17, 2010 ^ Arinta AMISOM inaan si fiican uga doodno weeye maalin uun, marar badan baad soo hadal qaaddaye. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted September 17, 2010 Originally posted by The Zack: Xaaji, Haddii la yidhi Puntland iyo Somaliland bey UN booqatay ma dhib baa? Maya dhib maha Laakin Duke oo istreexsan oo aad moodid inu doon so dhacay oo dhoola cadeynaya ayaa meesha so galay markasan fahmay inay isaga sumcad weyn u tahay inu somaliland isku ag sawiro Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted September 17, 2010 ^UN'ka baa waxay leeyihiin Amisom waa iney shacabka amaan gelisaa, adna waxaad rabtaa inaad igala dooddo iney ku saxanyihiin iney Bakaare duqeeyaan!. Haye, maalin kale nooga dhig!. (weligaa xusuuso inaan feel gareynaayo the same way you feel about ONLF & Xabashida) Quote Share this post Link to post Share on other sites