Juje Posted August 28, 2009 Gorgortan U Socda Muuse Caraale Iyo Al-Shabaab Muuse Caraale oo ahaa afhayeenkii Xisbul Islaam kana soo baxsaday ururkisii hore, hadana ku biiray Al-Shabaab ayaa lasoo sheegayaa inuu la kulmay caqabado uusan filayn inuu kala kulmi doono ururka cusub ee uu ku biiray. Muuse Caraale ayaa markii uukusoo biirayay Al-Shabaab watay gawaari dagaal, waxana lagu amray inuu soo wareejiyo gawaaridaas isaguna uu aado xero dhaqan celin oo lagu soo barayo sharciyada ururka Al-Shabaab. Muuse oo ka dooday amarka la siiyay ayaa soo jeediyay inuu fulinaya amarka la siiyay haddii loo sheego jagada loo dhiibayo marka uusoo dhamaysto tababarka. Hogaanka sare ee Al-Shabaab ayaa ugu jawaabay Muuse inaan hada loo sheegi karin wax jago ah oo loo dhiibayo, waxana lagu amray inuu fuliyo awaamirta haddii uu doonayo inuu ka mid noqdo Al-Shabaab, mana la oga talaabada uu qaadi doono Muuse. Source: Wadanka Quote Share this post Link to post Share on other sites
Raamsade Posted August 28, 2009 Muuse Cabaade was always a mouthpiece for others, I doubt he'd make big fuss over what his new masters tell him to do. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted August 30, 2009 jago-doon.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted August 31, 2009 at gorgorton. Meesha badeecooyin lagu kala gadanaayo maa yaalo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted August 31, 2009 ayaa soo jeediyay inuu fulinaya amarka la siiyay haddii loo sheego jagada loo dhiibayo marka uusoo dhamaysto tababarka Quote Share this post Link to post Share on other sites