Kamaavi Posted November 17, 2010 Wararka naga soo gaaraya Magaalada Addiss Ababa ayaa sheegaya in Axmed Maxamed (Siilaanyo), oo ah Madaxwaynaha Maamul Gobaleedka la Magacbaxay Somaliland uu booqasho Seddex Bari ah ku Tagay Dalka Itoobiya. Silaanyo Ayaa waxaa Safarkiisa ku waheliyay Masuuliyiin ka mid ah Maamulka uu Madaxda ka yahay Sidoo Kale Marwadiisa, Marwo Amina Waris,Waxaana Garoonka Diyaaradda ee Magaalada Addiss Ababa ku soo Dhaweeyay Wasiirka Arrimaha Dibada ee Itoobiya Hailemariam Desayle Iyo Saraakiil Kale oo Tirsan Wasaarada Arrimaha Dibadda. Booqashada Silaanyo uu ku tagay Addiss Ababa ayaa la Filayaa inay Noqon Doonta Mid looga hadli Doono Iskaashiga Maamulkiisa Iyo Itoobiya Waxaana oogu Horeeya ee Wadda hadalka yahay Arrimaha Amniga Iyo Wada Shaqaynta Sirdoonka. Silaanyo ayaa aaminsan in Arrimaha Gudaha ee Somaliland aysan Itoobiya soo Faragashan Midaas oo Maal-mahii oogu danbeeyay Itoobiya ka Caga-Jiidaysay Waxaase Haatan la ogayn Silaanyo Iyo Melez wax ay ku wadda Hadli Doonaan. Balse waxaa Xusid Muddan in Faroole Muddo bil ah uu suganyahay Addiss Ababa Isagoo eedaymo u Jeediyay Maamulka Silaanyo kuna eedeeyay inuu Taageero Sheekha Lagu Magacaabo Ata oo ku Kacsan Maamulka Puntland. Marka la eego Booqashada Silaanyo ee Addiss Ababa Iyo Safarkii uu Bisha ku Joogay Faroole Addiss Ababa ayaad moodaa in Silaanyo Doonayo inuu Faroole ku soo Xumeeyo uuna tusa in Addiss Ababa si Wanaagsan u soo Dhawayn Doonto. Si kastaba ha ahaatee Booqashada Silaanyo ayaa ah mid la filayay Mudooyinkii oogu Danbaysay waxaana la filayaa in uu kadib ka sii aadi doono Waddanka Ingiriiska. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted November 18, 2010 Originally posted by Kamaavi: Silaanyo ayaa aaminsan in Arrimaha Gudaha ee Somaliland aysan Itoobiya soo Faragashan Midaas oo Maal-mahii oogu danbeeyay Itoobiya ka Caga-Jiidaysay Waxaase Haatan la ogayn Silaanyo Iyo Melez wax ay ku wadda Hadli Doonaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 18, 2010 Axmed Maxamed (Siilaanyo), oo ah Madaxwaynaha Maamul Gobaleedka la Magacbaxay Somaliland Quote Share this post Link to post Share on other sites
AYOUB Posted November 18, 2010 ^ MuriidiNews.com ኢትዮጵያ ለሶማሊላንድ ጥሩ ወዳጅ እንደሆነች ትቀጥላለች፡- ጠቅላይ ሚኒስትር መለስ ዜናዊ Waryee Muriidi, put your education into good use and tell what ^^^ means, will ya? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted November 18, 2010 Ayoubto, Eventually it's ETV news in Amharic. Quote Share this post Link to post Share on other sites
PasserBy Posted November 18, 2010 AYOUB, It says Ethiopia is desirous to maintain its good relationship with Somaliland-Prime Minster Meles Zenawi. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted November 18, 2010 Silaanyo still could be a good player, indeed ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
PasserBy Posted November 18, 2010 In fact what the Ethiopian Prime Minister said is stronger than that I translated. It was a matter of fact statement. what he said is Ethiopia WILL maintain its good relationship with Somaliland.. Meaning, regardless of who is in power in Somaliland, Ethiopia will continue to forge excellent relationship with the people and government of Somaliland. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 19, 2010 We have Djibouti and Ethiopia now ..... Let's see who is next Quote Share this post Link to post Share on other sites
AYOUB Posted November 19, 2010 Thanks PasserBy. Why is muriidi ashamed of translating his national lingo? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted November 19, 2010 You should learn it awowe, the Passerby amxaar isku haleyn malahe. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 19, 2010 It is part of our policy, cidna iskuma hallayno .. that is why we dont' have AMISOM here ,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted November 19, 2010 Dee sowtan Ayoubto ii turjin nagala dhamaan la ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
AYOUB Posted November 19, 2010 Muriidi Bal waxaad ku turjumid lahayd un baan doonayay in aan ogaado. You remind me the story of the "uncle" of yours who could not speak amhaaric. An "uncle" of mine volunteered to translate him. You uncle got angry and says; Aggah! ma id**r baa aniga iyo xabashi inoo kala turjumiya? Quote Share this post Link to post Share on other sites