Cowke Posted June 19, 2010 Meles Zenawi Oo Beesha Caalamka Ugu Baaqay in ay Taageeraan Soomaaliya June 19, 2010 Ra’isulwasaaraha dalka Itoobiya Meles Zenawi ayaa Beesha Caalamka ugu baaqay in ay Dowladda Federaalka taageero siiyaan oo u ku tilmaamay in mudooyinki lasoo dhaafay ku howlanayd in ay nabad iyo deganaansho kusoo celiso dalka Soomaaliya oo mudo 20-sano ay ka socdaan dagaalo sokeeye. Isagoo ka hadlaayay Caasimada dalkiisa ee Addis Ababa ayuu sheegay in dhibaatada ka taagan dalka Soomaaliya aysan ku koobnayn halkaasi balse ay khatar ku tahay amniga caalamka. Zenawi ayaa intaa ku daray in kooxo xirrir la leh Ururka Al-qaacida oo ku sugan Soomaaliya ay halis ku noqon doonaan amniga addunka hadii aan laga hortagin. Kooxaha mucaaradka ee ka dagaalamaaya dalka Soomaaliya wuxuu ku eedeyey in aysan doonaynin nabad. Dowladda Itoobiya ayaa ka mid ah wadamada Caalamka sida aadka ula socda arimaha Soomaaliya. Horseed Media Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted June 19, 2010 There is little melez zanawi can do for somalia Quote Share this post Link to post Share on other sites