Sign in to follow this  
General Duke

WFP ship anchors in the capital's port first time in years...sign of

Recommended Posts

WFP oo markii ugu horeysay muddo dheer kadib raashin mucaawino ah kasoo dejisay dekeda Muqdisho.

 

Dekeda weyn ee magaalada Muqdisho ayaa markii ugu horeysay muddo dheer kadib waxaa maanta soo gaaray markab weyn oo xambaarsan raashin mucaawino ah oo ay keentay WFP oo ah ururka Qaramada midoobay ugu qaabilsan cunada aduunka

 

Dekeda weyn ee magaalada Muqdisho ayaa markii ugu horeysay muddo dheer kadib waxaa maanta soo gaaray markab weyn oo xambaarsan raashin mucaawino ah oo ay keentay WFP oo ah ururka Qaramada midoobay ugu qaabilsan cunada aduunka.

 

Munaasabad soo dhaweyn ah oo ka dhacday dekeda Muqdisho ayaa waxaa ka qeyb galay masuuliyiin farabadan oo ay ka mid yihiin maamulka dekeda iyo sarakiil ka tirsan ururka cunada aduunka ee WFP.

 

Sanadihii lasoo dhaafay xitaa ka hor intii aanay dowladda Soomaaliya gacanta ku dhigin magaalada Muqdisho,ayaa maraakiibta sida raashinka gargaarku ay kusoo xiran jireen dekedaha macmalka ah, sababo la xiriira dekeda Muqdisho oo aan furnayn wixii ka horeeyay bartamihii sanadkii 2006-dii.

 

Imaashaha markabkan ayaa waxaa uu daahfur u noqonayaa kusoo xirashada maraakiibta WFP ee dekeda Muqdisho,waxaana ujeedku uu yahay in la dar dar geliyo howsha raashin qeybinta WFP.

 

Dhawaanahan ayaa maraakiibta WFP ee raashinka gagaarka ah sida waxaa ay kusoo xiranayeen dekedo macmal ah oo ay ka mid tahay tan Marka,hase ahaatee dekeda Muqdisho ayaa loosoo wareejiyay dekeda Muqdisho si howsha loo sii laba jibaaro.

 

Xafiiska war qabadka shabakada wararka carmooyin.com ee Mqudisho.

 

Contact:carmooyin@hotmail.com or carmooyin@gmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this