Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Lost in Politics ???

Recommended Posts

iyo intii SNM qabsatay gobolka Sool oo xudun u ahayd dadweynaha SSC ayaa waxaa isbedeshay dareenka dadweynaha iyagoo bilaabay diyaar garoow iyo abuul si ay u saxaan khaladaadkii dhecay iyo sidii loo hagaajin lahaa hogaanka beeshaas.

 

Waxaa biyo kama dhibcaan ahaa Shirkii Boocame 3 taas oo ay ka soo bexeen go'aamo wax ku ool ahaa oo la doonayay inay furo u noqdaan khaska iyo kala qaybsanaanta hadhaysay beesha. Guulaha shirkaas uu lahaa waxaa ka mid aha iyadoo isimadii dhamantood ay isugu yimaadeen shirkaas ayna danta shacabkooda dareensiiyay una sheegay halka ay ku jirto taladu.

 

 

Dibindaabyadda Puntland

 

Puntland oo ay dhidabada wax uga aseen badbaadiyeena beeshani ayaa waxaad moodaa in Cadde Muuse iyo Cabdilaahi Yuusuf isku meel iska taageen in la qaybsado beeshan heshiiskii lagu dhameeyay howshana uu ka dhacay Itoobiya. Dadweynaha gobolada SSC oo iyagu horey u jibaysnaan jiray Puntland ayaa hada aad sheekadooda ka dareensanaysaa in Cadde Muuse, S/Land, Col Cabdilaahi Yuusuf Iyo Itoobiya howshan ay ku wada socdaan si loo fududeeyo hawlaha federaalka ee ay doonayso Itoobiya in wadanka lagu kala googooyo.

 

Puntland markii la qabsaday Laascaanood 15 Octoober 2007 waxay balan qaaday in bil gudaheeda ay gobolkaas ku soo ceshan doonto, intaa wixii ka danbeeyayna waxay waday howlo ah qowda maqashii waxna ha u qaban. haddana waxaad moodaa inay mashquul ku yihiin inay soo saraan shidaal la sheegay inuu ku jiro Puntland.

 

Odayaashii joogay Garoowe ayaa hada aad moodaa inay u soo ruqaansanyaan Boocame iyo Tukoraq si ay halkaas uga dhigtaan xarun cusub maadaama ay Cadde Muse iyo ilmaadeeradii ku heshiin waayeen sida Puntland loo badbaadin karo maanta.

 

 

Xasan Afqudhac oo waa ku beryay!

 

Meel madax ka sareysa oo la salaaxo ma jiro ayay Soomaalidu ku maah maahdaa, hadaba hadii Puntland reer isa siiyay wax ka soo socdaana uusan jirin miyaysan habooneyn in Xasan dib u xisaabtamo kuna biiro odayaasha si looga tashado Puntland loona soo ceshado dhulka ay SNMtu ku soo duushay wado walba haloo maree. hadaba waxaa mudan in Mudane Xasan uu dib u xisaabtamo kuna xisaabtamo dadkiisa iyo dalkiisa.

 

 

Duulaanka S/Land

 

Guuxa dadweynaha ayaad ka dareemaysaa in is haynta Puntland dhexdeeda aysan ku xambaarayn inay hoos tagaan maamulka dhiigyacabka ee S/Land ayna haboon tahay in beeshu isku tashato samaysatana maamul iyo kala danbayn si ay wax ula qaybsato reeraha deriska ah kuwaas oo badanoodu nafci iyo wanaagba ku qaba beeshan ay ku hayaan dibin daabyada.

 

 

Gunaanad

 

Waxaad moodaa in la soo gaadadhay wakhtigii xildhibanada Puntland, Wasiiro ku sheega iyo odayaashuba ay dib u xisaabtami lahaayeen go'aan cadna uga soo saari lahaayeen Puntland iyo S/Land.

 

 

web page

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

This is not lost in politics. This is finally seeing the game and it's about time I tell ya!

 

The D-clan should sort out it's business and choose it's own direction. The interverence of the Xabash, SL, PL, TFG, ICU should be stopped. The clan should build it's own administration.

 

Xabashi, SL iyo PL ayaa u tashaday dadkan, the interest of the clan should come first!

 

Only when the clan thinks of it's own interest first will there be progress in the SSC region.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Fabregas   

What happened to all money that was being raised in the West by the clan warriors to drive out Somaliland? I think lacagti waa.........

Share this post


Link to post
Share on other sites

I remember i posted a topic about that money telling it went to the pockets of Afqudhac and Cade ................

 

Yaa xisaabinaya dee ,,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

What if they are waiting for an attack during your continuosly postponed tribal elections? Or maybe they are waiting to see if Riyaale has grown enough balls to venture back to that city and repeat the same humiliation in 01?, He's probably still having nightmares. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somaliland xuduudeehedii way soo tabadtay waa miid aad iyo aad uu fiican ina afqudhac knows the reality Dadkiisa dhinac haka raaco

xaabdsade sandule tarwalle fuad adan

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this