sool_boy Posted July 14, 2009 Shariifka Iyo Raysal Wasaariihiisa Oo Puntland Kusoo Fooleh Villa Somalia} 14-07-09"Madaxweynah a Dowlada Somalia Shariif Sheekh Axmed iyo Raysal Wasaarihiisa *****ar Cabdi Rashiid Cali Sarmarke oo booqanaya Dowlad goboleedka Puntland............ .................... ........... Dowladda Federaalka Somalia ayaa shaacisay in madaxda Dowladda Federaalka Somalia ay dhawaan booqasho ku tegi doonaan magaalooyinka Maamulka Puntland. Wasiirka Ganacsiga Dowlada Somalia Cabdi Rashiid Cirro ayaa beeniyay Warar sheegayay in khilaaf uusoo kala dhax galay maamulka Puntland. Dowlada Somalia waxay sheegtay in Maamulka Puntland uu taageersanyahay dowladda Federaalka islamarkaana uu kaalin ku yeelan karo maamulka dalka. ” Wasaaradda Ganacsiga Dowlada Federaalka waxay xidhiidh laleedahay Puntland dhawaana booqasho ayaan ku tegay wax khilaaf ah oo jirana ma jiraan” ayuu yidhi Cabdi Rashiid Cirro. Wasiirkan katirsan Somalia ayaa meesha ka saaray in Mad-madoow soo kala dhaxgalay labada dhinac isagoona sheegay in dhawaan ay Puntland booqa doonaan Madaxweynaha iyo R/wasaaraha Dowladda Somalia. Cabdi Rashiid Cirro ayaa ku faanay in Xildhibaanno badan oo Dowlada katirsan ay hadda ku suganyihiin magaalooyinka Gaalkacyo,Garowe,Boo saaso dhawaana ay halkaas ka sheegi doonaan sida ay dowlada Somalia ugu metelaan Putland. Si kastaba ha ahaatee maamlaha soo coda ayaa lafilayaa in Madaxda Dowladu ay markii ugu horaysay ay booqasho ku tagaan magaalooyinka Puntland. Widhwidh Online News Desk...Media Center..... http://www.radiowidh widh.com/html/module s.php?name=News&file =article&sid=290 Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted July 14, 2009 if this report becomes true Duke will have to secede from Puntland,and establish Republic of General Duke with its capital city Aw Muse Ismacil Quote Share this post Link to post Share on other sites
ANWAR Posted July 14, 2009 YOU MEAN AL-SABAB dear sool boy this week is geting better and better CUZ AL-SABAB is un tha runn and TFG are meeting PUNTLAND leaders what a week :eek: :eek: :eek: Quote Share this post Link to post Share on other sites
sool_boy Posted July 14, 2009 ^^ lol... i thing sharif hotel and his co.. are eyeing next place they can escape ,when the time comes to collect shoes and run away ... lets see who runs faster sharif hotel or the fat kid. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted July 14, 2009 Lool, why now to puntland ? They can come and visit but they must ditch the Midnimo Qaran crap, and a few other things need to be ironed out, Puntland unlike Xiin won't bend over for a few nice words & a smile. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted July 14, 2009 duke, yours are words of an orphan kid who wants to belong adeer declare yourself a republic, somalia is one unit. Puntland will play a role in bringing somalia together. read below yaa Duke : ” Wasaaradda Ganacsiga Dowlada Federaalka waxay xidhiidh laleedahay Puntland dhawaana booqasho ayaan ku tegay wax khilaaf ah oo jirana ma jiraan” ayuu yidhi Cabdi Rashiid Cirro. Wasiirkan katirsan Somalia ayaa meesha ka saaray in Mad-madoow soo kala dhaxgalay labada dhinac isagoona sheegay in dhawaan ay Puntland booqa doonaan Madaxweynaha iyo R/wasaaraha Dowladda Somalia. Cabdi Rashiid Cirro ayaa ku faanay in Xildhibaanno badan oo Dowlada katirsan ay hadda ku suganyihiin magaalooyinka Gaalkacyo,Garowe,Boo saaso dhawaana ay halkaas ka sheegi doonaan sida ay dowlada Somalia ugu metelaan Putland. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted July 14, 2009 Xiin, Adeer Puntland state ministry if information has already clarified that issue and many others this morning, we are unaware of any change to the status quo. Deputy Minister A Mire Adan has spoken Somalia is one and only Puntland is together and in search of real solutions. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted July 14, 2009 . Siyaasadda dowladda Puntland ee xilligan waa mid ku dhisan wada tashi iyo go’aan wada qaadasho, dhamaan gollayaasha Puntland, sidaas darteed ayaa waxaan jirin wax heshiis oo sharciyeysan oo dowladda Federaalka iyo dowladda Puntlan isla meel dhigeen, ama wada shaqayn iyo is faham labada dhinac wada yeesheen. Waxa keliya oo jira oo dowlada Puntland ku dhegan tahay nidaamka Federaalka e ku qeexan Dastuurka Federaalka eek u Meel gaarka ah, oo Nasiib daro la moodo in beryahan mugdi la gelinayo. · Waxay dowladda Puntland qiraysaa inay waxyaabo badan oo jira ku saluugsan tahay DFKM ee iminka jirta. · Xukumada Puntland si cad weli looguma war gelin imaanshaha Ra’iisul Wassaraha DFKM.) sida ay warbaahinta Soomaalidu qaarkeed sheegaan). Puntland Ministry of information Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peace Action Posted July 15, 2009 HE Sharif, the President and HE Sharmarke, the PM will be warmly welcomed when they visit Puntland state of Somalia, I predict. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted July 15, 2009 Puntland is always a good host, but I also predict Faroole won't give them anything without getting what the state needs, which are are clear. Puntland won't be swayed by mere talk and titles. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted July 15, 2009 this is no time for visiting Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted July 15, 2009 and i'm just here watching ,,,,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted July 15, 2009 who knows jb they might make a quick stop at ambassador hotel and meet riyaale Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted July 15, 2009 Rayaale doesn't work at Ambassador ..... Quote Share this post Link to post Share on other sites