wayrax Posted January 19, 2009 This, is according to web page Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted January 19, 2009 Two nights of hit and run and they have run away. Gebiba waa wax wadnaha farta ku hayo. Alla maxaa cashar lama iloobaan ah nimankii Xabashida ahaa la baray labadi sano ee lasoo dhaafay. Xabash iyo Soomaaliya waa sidii loo kala goo'yay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted January 19, 2009 waad la heshay yaa Xaaji HornAfrique Quote Share this post Link to post Share on other sites
wayrax Posted January 19, 2009 Exactly. "Xoogaga Muqaawamada oo la wareegay degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa xalay ay isaga bexeen ciidamadii Ethiopia iyo maleeshiyaadkii la socday. Ciidamo ka tirsan xoogaga wax iska caabinta islamarkaana wattay ilaa dhowr gaadiidka dagaalka ayaa maanta gaaray magaalada Baardheer kadib markii saakay subaxnimadii hore ciidamadii Ethiopian-ka iyo maleeshiyaadka Soomaaliya ee la socday ay isaga baxeen gudaha magaalada Baardheere. Ciidamadaani ka tirsan xoogaga wax iska caabinta ayaa markii ay gaareen magaalada Bardheere waxaa ay farisimo cusub ka samaysateen goobihii ay horay u daganaayeen ciidamada Ethiopian-ka sida Airport-ka,xarunta ADC-da,shiirkolaha,Buundada iyo saldhiga booliiska ee Baardheere." Quote Share this post Link to post Share on other sites
axmad gurey Posted January 19, 2009 The Shabaab are teaching them a lesson and sending them a message to never step foot in Somalia again. many people forgot about the Ethiopians when they left Xamar but those brave men are still chasing them out. Quote Share this post Link to post Share on other sites