Shaakirullaah Posted June 7, 2009 Agaasimaha Idaacada iyo TV-ga Shabelle Muqtaar Max'ed Hiraabe oo goordhow kooxo hubeysan ay ku dileen Suuqa Bakaaraha Kooxo hubeysan ayaa goordhow Agaasimaha Idaacada iyo TV-ga Shabelle Muqtaar Max'ed Hiraabe waxaa ay ku dileen Suuqa Bakaaraha. Sidoo waxaa dhaawac uu soo gaaray Axmed Cumar Xaashi (Axmed Taajir) oo dhaawaciisa loo qaaday Cusbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho. Quote Share this post Link to post Share on other sites