Sign in to follow this  
General Duke

Cairo: Police round up clan courts members, funders ..

Recommended Posts

Dowlada Masar oo Xabsiga u Taxaabtey 12 Nin oo Gacan siiyeen Maxkamadihii Soomaaliya.

Last Updated::2007-10-07 22:39:20

 

AL Qahira (HRNet):-Xariga ay u geysteen Laamaha Amaanka ee Wadanka Masar

12 Kaan Nin ayaa waxaa ay timid ka dib markii lagu soo eedeeyey Laguna Helay in ay Gacan siiyeen Ururo gacan Saar la leh Al Qaacida sida ay sheegtey Xukuumada Al Qaahira.

 

Laamaha Amaanka amaanka ayaa waxaa ay sheegeen markii ay Gacanta ku dhigeen 12 Kaan Nin in ay Faraha kula jireen Dhaq dhaqaaq Argagixiso kaas oo ka dhan ahaa Dalxiisayaal ku sugnaa Marinka Sinia eek u yaala Wadanka Masar.

Ragaan ayaa waxaa kale oo si toos ah loogu helay in ay kala soo qeyb qaateen dagaalo ay galleon Midawga Maxkamadihii Islaamiga ee Dhamaadkii Kal Hore looga Itaalka Roonaadey Dagaal ay la galleon Dawlada Soomaaliya oo kaa shaneysey Ciidamada Wadanka Itoobiya.

 

 

inkasta oo ay haatan wali socdaan Baaritaano lagu wado Qeyb ka tirsan Ragaan ayaa hadana Hogaamiya Kooxdaan oo lagu Magacaabo Axmed Abu Al Naga, waxaa uu si buuxda u qirtey in uu Wadanka Soomaaliya kula soo dagaalamey Ciidamada Dawlada Soomaaliya iyo kuwa Itoobiyaanka.

 

waxaana uu sheegey in uu taageero u fulinayey Koox uu sheegey in ay ahaayeen Koox aan Tabar la ekeyn Xoogagii ka soo horjeedey kuwaas oo dhaq dhaqaaqyo Islaami ah ka wadey Gudaha Wadanka Soomaaliya.

 

Dhawaan ayaa la rajeynayaa in Maxkamad la soo taago inta ay ku cadaato inta ku lugta leh Waxa lagu soo eedeeyey.

Maxkamadihii Islaamiga ayaa la rumeysanyahay in Dagaaladii ay ku qabsadeen bartamihii Sanadkii hore Badi Koonfurta Dalka in ay kala qeyb qaateen Kooxo la sheegey in ay yihiin Ajaaniib.

 

 

Mohamed Ali (Dalmar)

HorseedNet News Desk.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this