Ex-Xisbiga Posted February 4, 2007 Jamhuuriyadda Somaliland oo soo bandhigtay Awood dheeriya oo Melleteri “Ciidamadda Qaranka oo u dabaaldegay 13 guuradooda”{Daawo Muuqaalka guud} Ciidamadda Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland ayaa markii ugu horeeysay daaha ka rogay sida ay awooda dheeriya oo Melleteri ugu leeyahiin Geeska Afrika ,taas oo ay la yaab ku noqotay Shacab fara badan oo u daawasho tagay dhoolatus gaara oo ay sameeynayeen. Ciidamadda Qaranka Somaliland oo u dabaaldegayay Sanad guuradii 13-aad ee ka soo wareegtay markii la aas aasay ayaa soo bandhigay boqolaal gaadiid ah oo jiidayay Madaafiicda waaweyn ee goobta dagaalka loo yaqaan laguna duqeeyo goobaha fog fog sida BM-yadda,waxaa kale oo ay Ciidamadda soo bandhigeen beebeeyo cusub iyo tikniko dagaal oo aad u fara badan.,kuwaa oo aan dhamaantood ahaa tikniko cusub oo aan ka mid ahayn kuwa Jiidaha Dagaalka iyo Soohdima dalka uga jira difaaca. Kumanaan ka tirsan Ciidamadda Melleterigga Somaliland ee sanadkaan tababarka soo dhamaystay ayaa dhoolatusyo ka hor sameeyay Xaflad loogu dabaal degayay oo ay goob joog ka ahaayeen Madaxda Sare ee Somaliland iyo kumanaan shacab ah. Ciidamadda ayaa shacabka Somaliland u bandhigay nuucyadda kala duwan ee hubka ay u haystaan iska caabinta dhulka,Cirka iyo Badda ,hadii lagu xadgudbo xaduudaha Soomaaliland la wadaagto Maamuladda kale sida Puntl Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Dahir Reyale Kahin oo ka hadlay Xafladda loogu dabaal degayay 13 guuradda Ciidanka Qaranka Soomaaliland ayaa qaab farxad lagu laray ugu jeediyay khudbad xamaasad huwaneed ,isagoo siiyay balanqaadyo dheeriya oo lagu dhisayo dhinacyada adeegoodda Ciidamnimo. “Ciidamadda Somaliland waa kuwa dhisan Maskax ahaan,niyad ahaan iyo tababarba ,waxaana muhiima inaan sheego in Ciidamadda Mushaaraadkoodda la kordhin doono ,sidoo kalana sare loo qaadi doono awoodooda gaashandhig ,iyadoo lagu soo biirinayo wax alaale iyo wixii ay u baahan yahiin” ayuu yiri Madaxweyne Reyaale oo khudbad dheer ka jeediyay Xafladda 13 guuradda Ciidanka Qaranka Somaliland. Dhoolatuska ay Sameeynayeen Ciidamadda Qaranka Somaliland ayaa dad badan shaki geliyay waxaana aad la isu waydiiyay durba halka Somaliland ka heshay hubka cusub ee leh nuucyadda kala duwan,waxaa kale oo ka qaybgalayaasha xafladda ay aad uga maqsuudeen Riwaayado goos goosa iyo heeso ay soo bandhigeen Ciidamadda Somaliland kuwaas oo lagu cabirayay xaaladaha guud ee ka jira Geeska Afrika. Xafladda loogu dabaaldegayay 13 guuradii ka soo wareegtay aas aaska Ciidanka Qaranka Somaliland waxaa ka soo qaybgalay Madaxda sare ee dalka Somaliland kuwaas oo laga tilmaami karo Madaxweyne Reyaale,Wasiirka Gaashandhigga Aadan Waqaf,Taliyaha Ciidanka Qaranka Nuux Ismaaciil Taani,Gudoomiyaha Xisbigga Mucaaradka ah ee UCID Inj Faysal Cali Waraabe,Ku simaha Gudoomiyaha Xisbigga Mucaaradka ah ee Kulmiye Saalax Nuur Fagadhe iyo xubno ka socday qaybaha kala duwan ee bulshadda Somaliland. Marka la isku soo duubo sheekadda dhoolatuska ay Sameeyeen Ciidamadda Qaranka Somaliland waa mid beesha Caalamka tusinayo muuqaal baaxad wayn oo horseed u noqon kara qiimeeyn gaara oo lagu sameeyo saamaynta gaashandhig ee Somaliland ku leedahay Geeska Afrika. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sharif_seylaci Posted February 4, 2007 wel ahmed we are from galbeed from axum From awdal my name is sharif seylaci i am from seylac The shaik is from sanaag mait u know thats all 2 it And the imam was one of us marka magaca noo dhig Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted February 5, 2007 Happy Anniversary indeed ,,,,,,,,,,,,, I'm proud of my National Army Quote Share this post Link to post Share on other sites
ANWAR Posted February 5, 2007 ^^^ you mean clan army you **************........ :mad: MEY ALLHA stop your devlish work :mad: __________________ Respect others, baliis [ February 06, 2007, 01:06 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ] Quote Share this post Link to post Share on other sites
ANWAR Posted February 5, 2007 MEY ALLHA BLESS SOMALIWEYN Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jaylaani Posted February 5, 2007 ^^Lol@************.. Ma sidaasaad Soamliweyn ku doonaysaa saaxiib. [ February 06, 2007, 01:07 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ] Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted February 5, 2007 Originally posted by nabadshe: Tell me How by giving xaal to Riyaale after he jailed their their sons and squandered their meager government revenue. Cmoon give me a break.the other thing is about the link you posted in there , aniga maxaa igatusi maro gubanaysa. or does that potray somalilnd smartness. wallee waxaa tahaiy kuwa riyaale xaal dadka ugasoo qaada. JB,Nabadshe as I understand is from Somaliland as well,he has the right to crtize him. The weapons.whoooh. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jaylaani Posted February 5, 2007 If rayaale weren’t the president, this country would have been 10 times better. Rayaale amaan male waa jaahil laakiin the people of Somaliland elected him and he has the rights to govern. At the same time we, the civilians, have the rights to criticize him. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NASSIR Posted February 5, 2007 Ex-xisbiga, Somalia is awash with weapons , something that was clear to everyone. I don't understand your aim of posting [octogenerian] few tanks given to us to kill one another. I very much doubt that they can be driven to several miles. You have to understand the Rayale governor uses them for the protection of his palace from the possibility of sub-clan attacks. Remember in Mogadishu, the 77 military base was left unscathed with thousands of tanks by the former regime after its troops disintegrated and clannish war took on high toll. People of Cadado captured it as I do remember and occupied there for a while. As I also remember, four of these BMs were based in Xingalol, DamalaXagare in Sanaag region. I think they are still there and maintained by the locals. One of them was probably sold. Weapons are every where. See the full picture Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted February 6, 2007 ^^ Yes you are right. Riyaale's palace even gets shelled on daily basis.Shocking you haven't heard that yet. LOl @ the colours. Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted February 6, 2007 Caamir,maa saas buu Ilaahay kugu ogyey? Qoodhiin iyo xeradiin,inanka ubax ku daadiya,he said like it's. Inkastoo aanu dhib badan aanu lahayn oo usacabeeyo markii Tanks iyo diyaradihii Xabashidu ay duqaynayeen Xamar. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted February 6, 2007 Caamir, Somaliland people are those who defeated Siad Barre's strong army and they know how to manage themselves ,,, if you stll don't realize that then you need helpl. May be you are talking about 20 years ago but there is nothing in Xiingallo and Dabalaxagare now ,,,,,, it is just a desert with no BMs ,,, You need to realize that you failed in somaliland and the region is gone for good ,,,, just realize then continue saving the rest you have now ,,,,,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
AYOUB Posted February 6, 2007 In dagaal dhammaadaa qofkii doqoni moodaaye Nin da'weyni waa garan qabyada diillimaa hadhaye Hadduunbaa digtoonoow horliyo hawl la dawdabaye Debci yaan la odhan Ciidankay luguhu daaleene Degta Qoriga saarani inuu dego ka xaaraane Haddaan moosku soo dumin guryaha daad ma soo galoe Duddadaan adkayn cadawgu waa soo durrinayaaye Dablaydiyo korjooguhu ilaa u debedda gaafmeero Dalka niman u dhaarsani illaa ay diirad ku ilayso .... - Qaasim Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted February 6, 2007 Wararkiinii dayraa markii aan isku duudqaado Haddaad dayr rimaysiyo haddaad been durdurinayso Dabalaay inaad gugan dhashaa taladii loo daystay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted February 6, 2007 Hebelow laguu sheeg ummaddaad hankeediyo hilbaheeda gada taa hiilka kaaga baahnayd. Hawsaryohow gurxamayaa caku halalacdaadivo habar wacashadaadee ku hawirantey meeshaad haab haabanaysee kor u qaad hinaasaha dadka haybi weligaa hilimmadana kala baro. Quote Share this post Link to post Share on other sites