Xudeedi Posted September 30, 2010 Badhan (SPR): Xaaji Yuusuf Jaamac Dibad oo ah gudoomiyaha degmada Laasqoray ayaa ka warbixiyey 5 qofood oo ka mid ah shaqaalaha Nation Link dadkan oo isugu jira shaqaala kala duwan oo shirkadaas ayaa waxaa afduubtey dhalinyaro ka careysan burcad badeed lagu xirey xabsi ku yaala deegaanada Somaliland. Arintan ayaa cirka isku shareertey kadib markii qaar ka mid ah burcad badeedii la xirneyd oo ahaa burcad badeed kasoo jeeda Mudug oo lasii daayey kadib markii ay gawaari u afduubteen laga leeyahay Somaliland, waa siduu sheegay gudoomiyaha degmada Laasqoray. Sidoo kale qaar kamid ah dadka Laasqoray ayaa ka warbixiyey afduubka iyo siduu u dhacay. Download HALKAAN KA DHAGAYSO WAREYSIGII Yaasiin Cali Ciise Somali Public Radio www.spr.fm Badhan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xudeedi Posted September 30, 2010 You can listen to the interview by clicking on the link below: http://www.spr.fm/index.php?option=com_k2&view=item&id=575:dhagayso-gudoomiyaha-degmada-laasqoray-oo -aanu-ka-wareysaney-dad-lagu-afduubtey-deegaanka-mashcaleed&Itemid=121 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xudeedi Posted September 30, 2010 The mayor affirmed that the kidnapper’s relatives were arrested in Berbera and that they were inspired by the release of their comrades who were freed after their relatives had exchanged them with Somalilanders they kidnapped. The incident is indeed a tragedy, I hope the community succeeds in freeing these innocent civilians. Quote Share this post Link to post Share on other sites