Sign in to follow this  
General Duke

Somalitalk.com: Shiekh Sharif attacks the house of Allah + defends the sea deal

Recommended Posts

Minneapolis: Sheikh Shariif oo Khudbadiisii ku Weeraray Masaajidda Allah, badda Soomaaliyana muran weyn geliyay

 

Daabaco | Print | Faafin: SomaliTalk.com | Monday, October 5, 2009

 

Minneapolis: Sheikh Shariif oo Khudbadiisii ku Weeraray Masaajidda Allah

 

Sheikh Shariif : Waxa laga hadlayey waa Dhulka naga wada maqan aan wada doonano..

 

Madaxweynaha DFKMG Sheikh Shariif Sheikh Axmed ayaa makhribnimadii Axada (Oct 4, 2009) waxa u Soomaalida Minnesota kula hadlay xarunta Jaamacadda Minnesota, halkaas oo ay isugu yimaadeen dadweyne aad u tiro badan.

 

Khudbaddii Sheikh Shariif uu halkaas ka jeediyey waxa uu kaga hadlay waxaa ka mid ahaa: “Dadka yaryar oo caqligooda la xadayo” oo uu sheegay in ‘masuuliyad inaga wada saaran tahay’, waxana uu yiri “waxaan idinka codsanaynaa idinkana carruurtiina in aad dib ugu laabatiin. Haddaad masjidka geyseen oo wanaagga aad la doonateen waa fiicantahay, laakiin masaajidkii waa la soo dhex galay. Waxaa waajib ah in aan la socono carruurteenu masjidka marka ay tagaan maxay qabtaan, maxaa yeelay berrito waxaa imaanaya inay ku dhehaan hooyo adiga naftarkaaga in lagu dilo ayaa waajib ah. Wax kalena ma aha ee caqligooda ayaa la bedelay.”

 

“Wararka sida aan ku heleyno, maskaxdooda in la bedelo looguma simin ee in la daroogeeyo ayaa socota, marka wiilasha daroogada aad kala cararteen oo tacliinta aad geyseen in masaajidka lagala baxo oo daroogo la siiyo waa arrin aad iyo aad khatar u ah. Ficilkaasi waa ficil xun waana cambaaraynaynaa. Dawladda Soomaaliyeed waxay u aragtaa dadkii mustabalka Soomaaliya hoggaamin lahaa oo jid khalad ah lagu baabi’inaayo.”

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sheikh Shariif waxa kale oo uu ka hadlay arrimaha badda Soomaaliya iyo heshiiskii ay DFKMG la gashay Kenya.

 

Waxana uu yiri: “Dacayadaha waxaa ka mid ah, dhul ayaa la gatay, bad ayaa la gatay, annagu waxaan u nimid oo dawladdani u timidey in ay wax hagaajiso, in ay horumar samayso, laakiin uma imaanin in ay bad iibsato, haddii nin walba intuu idaacad qabsado wuxuu rabo ka sheego asagoo aan xaqiiqada haynin waa dhibaato, qofkii xitaa wax la xunyihiin waxaa fiican in uu dawladda la soo xiriiro, macluumaad qaato, talo bixiyo, laakiin dadka in la jaah wareeriyo waa arrin aad iyo aad aan uga xunahay. Waxaad la socotiin warqadda la qoray waxay ku socotey UN-ka, ujeedaduna waxay ahayd dhul maqan in la sheegto, dawladda Kenya iyo dawladda Soomaaliyeed weligood xuduud kama heshiin weligood oo waad la socotiin mid bad iyo mid barri, waxa laga hadlay waxay ahaayeen aan ka wada hadallo xuduudda badda, dhinaca kalena waxay ahayd dhulka naga maqan aan wada doonano oo wada sheegano, ma garan karo intaas wax khiyaano ah oo ku jira.”

 

Halkan ka dhegeyso ama soo rogo (mp3)

Sheikh Shariif waxa uu xusay in warqadda ay u direen Qarammada Midoobay ay ku raadinayaan dhul maqan. Soomaaliya dhulka ka maqan waa NFD oo ay haysato Kenya iyo Soomaali Galbeed oo ay haysato Ethiopia. Laakiin warqadda ay direen kuma qorra NFD iyo Somali Galbeed. Balse waxaa ku cad in Badda Soomaaliya muran la geliyey.

 

Dhanka kale Sheikh Shariif kama uusan hadlin in heshiiska ay la galeen Kenya uu baarlamaanka DFKMG ka dhigay waxba kama jiraan. Balse hadalkiisu wuxuu u muuqdaa mid ka hor imanaya go’aankaas baarlamaanka FKMG.

 

Qofkii aan weli akhrin qoraalka uu Sheikh Shariif ka hadlay markale halkan ka akhri. Xukuumadda Shariif ayaa caddaynta arrintaas laga sugayaa

Share this post


Link to post
Share on other sites

“Wararka sida aan ku heleyno, maskaxdooda in la bedelo looguma simin ee in la daroogeeyo ayaa socota, marka wiilasha daroogada aad kala cararteen oo tacliinta aad geyseen in masaajidka lagala baxo oo daroogo la siiyo waa arrin aad iyo aad khatar u ah. Ficilkaasi waa ficil xun waana cambaaraynaynaa. Dawladda Soomaaliyeed waxay u aragtaa dadkii mustabalka Soomaaliya hoggaamin lahaa oo jid khalad ah lagu baabi’inaayo.”

:eek:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Johnny B   

^ This is worse than your 'Sharif Amxaar' topic.

 

It's obvious to everybody that your president is alluding to the recruitment of young Somali sucide bombers from the mosques,

A fact you need to deal with.

 

Convince us that the young bombers were recruited from McDonald's.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Johny B: Adeer this is from Somalitalk.com a site that supporter Sharif Hotel's "Jihad" and also defended his cause. Now they are attacking him for various reasons. Also the missing youths is an important issue and not something to be used for political posture as in this case.

 

We await the response of many in SOL.

 

Also the most alarming allegation is who drugged these kids, which Mosque was it, who gave him this information, if he has some has he provided it to the authorities?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Markii shirkii dhammaaday ayaa Idaacadda British Broadcasting Corporation (BBC) waxay qaar ka mid ah reer Minnesota ay ra’yigooda ka weydiineyso khudbadii Sheikh Shariif. Nin magaciisa yahay Cali oo sheegay in uu deggan yahay magaalada St. Paul ayaa si kulul u dhaliilay hadalka Sheikh Shariif ee ku aadanaa masaajidda. Cali waxa uu yiri “waxyaabaha uu ka hadlay Madaxweynaha Soomaaliya waa wax yaabo kala qaybinaya ummadda Soomaaliyeed, wuxuu farta ku fiiqay masaajidda oo ah meesha keliya oo ummadda Soomaaliyeed carruurteena aan geyno ee wax noogu bartaan, oo salaadda aan ku tukano oo diinta lagu barto.”

 

audio

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by General Duke:

Johny B: Adeer this is from Somalitalk.com a site that supporter Sharif Hotel's "Jihad" and also defended his cause. Now they are attacking him for various reasons. Also the missing youths is an important issue and not something to be used for political posture as in this case.

 

We await the response of many in SOL.

 

Also the most alarming allegation is who
drugged these kids, which Mosque was it, who gave him this information, if he has some has he provided it to the authorities?

I cant believe this utter rubbish. Do you want me to unearth posts you condemned this particular mosque and how they were brain washing small kids.

Waxa aad shaley ku hadashey xata kama warqabtiid intey benti ka badatey.

And Somalitalk is not not Sharifite.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sheikh Shariif waxa uu xusay in warqadda ay u direen Qarammada Midoobay ay ku raadinayaan dhul maqan. Soomaaliya dhulka ka maqan waa NFD oo ay haysato Kenya iyo Soomaali Galbeed oo ay haysato Ethiopia. Laakiin warqadda ay direen kuma qorra NFD iyo Somali Galbeed. Balse waxaa ku cad in Badda Soomaaliya muran la geliyey.

 

Dhanka kale Sheikh Shariif kama uusan hadlin in heshiiska ay la galeen Kenya uu baarlamaanka DFKMG ka dhigay waxba kama jiraan. Balse hadalkiisu wuxuu u muuqdaa mid ka hor imanaya go’aankaas baarlamaanka FKMG.

 

Qofkii aan weli akhrin qoraalka uu Sheikh Shariif ka hadlay markale halkan ka akhri. Xukuumadda Shariif ayaa caddaynta arrintaas laga sugayaa

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Juje:

quote:Originally posted by General Duke:

Johny B: Adeer this is from Somalitalk.com a site that supporter Sharif Hotel's "Jihad" and also defended his cause. Now they are attacking him for various reasons. Also the missing youths is an important issue and not something to be used for political posture as in this case.

 

We await the response of many in SOL.

 

Also the most alarming allegation is who
drugged these kids, which Mosque was it, who gave him this information, if he has some has he provided it to the authorities?

I cant believe this utter rubbish. Do you want me to unearth posts you condemned this particular mosque and how they were brain washing small kids.

Waxa aad shaley ku hadashey xata kama warqabtiid intey benti ka badatey.

And Somalitalk is not not Sharifite.
lool. Juje as usual you are unable to comprehend a simple thing.

 

Let me make it simple for you.

 

1. Somalitalk.com as I have stated, ran with this story. This is not Duke's work or words.

 

2. The missing youths included a young relative of mine, that was a crime and I have always wanted to deal with it.

 

Thus, the Sharif according to this site has "attacked the house of Allah" read their source.

 

I want to know is if he knows who drugged these kids and which Mosque it was. He might know since they used to send him money when he was waging his "Jihad" :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by General Duke:

I want to know is if he knows who drugged these kids and which Mosque it was. He might know since they used to send him money when he was waging his "Jihad"
:D

War bax warya dacar yahow....as usual you are not making any sense at all.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wuxuu ururku kula talinayaa Dowlada Meelkugaarka ah isagoo xeerinaya, mudaddii yarayd ee ay jirtay in aysan soo kordhin wax aan dhibaato ahayn, isagoo xeerinaya inaysan waxba ku kala duwanayn Dowladii ka horaysay ee C/laahi Yuusuf, marka laga reebo inay ka shaqaynayso sidii Kenya u qaadan lahayd 116000km2, isagoo xeerinaya inay ku guul daraysatay inay wuxuun kasbasha ah ku yeelato saaxiixaboodii shalay ee kasoo horjeeda, isagoo xeerinaya inaysan wax damqasho ah ka muujinayn Xasuuqa AMISOM, Barakaca iyo dhibaatada Shacabka, isagoo xeerinaya in Madaxwayne Shariif qudbadiisii ugu danbaysay ee UN-ta ka jeediyey ku codsaday in cunaqabataynta hubka laga qaado, AMISOM-na lasoo kordhiyo, intaas iyo arimo kale oo badan isagoo Ururku xeerinaya waxaan kula talinaynaa in Dowlada hada jirtaa is casisho iyagoo u danaynaya Shacabka Soomaaliyeed , ummada Soomaaliyeedna shir guud oo khaas u ah isugu yimaadaan si ay Dowlad ay isla ogol yihiin u dhistaan.

Ugu danbayntii waxaan kula talainaynaa labada Garab ee Masiirka ummada ku dagaalamaya inay illaahay uga cabsadaan ficiladooda iyo natiijada kadhalatay, iyo inay fursad siiyaan ummada Soomaaliyeed si ay talo ugu darsato marxalada adag ee wadanku kujiro iyo mustaqbalka wadanka si loo badbaadiyo, Dowlada waxaan xasuusinaynaa aqoonsiga beesha caalamka (walad Cabdallah) waxaa ka muhiimsan aqoonsiga iyo Ogolaanshaha shacabka Soomaaliyeed, Ururada Islaamiga ah waxaan xasuusinaynaa shareecada aad ummada ku xukumaysaan marka hore dhaqankeeda, naxariisteeda, isu dulqaashadeeda, isu tanaasulideeda la imaada, waxaan aaminsahay ummada Soomaaliyeed Shareecada Islaamka kaliya ayaa xal u ah, waxaase muhiim ah Culimada Soomaaliyeed ee ummada Soomaaliyeed qabuulka ka heshay in fursad la siiyo si loo helo qabuulka iyo kalsoonida shacabka Soomaaliyeed. Sidoo kale waxaan soo jeedinaynaa Xalku inuusan xoog ahayn ee Soomaliyi wada hadasho, dhexdeedana ka heshiiso.

It getts better all tha time. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this