Sign in to follow this  
Cowke

Puntland Chamber Of Commerece Attends Indonesian Business Conference (PICS)

Recommended Posts

Cowke   

Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Puntland oo Ka Qaybgalay Shir Ganacsiga Looga Hadlaayey oo Ka Dhacay Dalka Indonesia

July 25, 2010

 

Wefdi ka socda Dawladda Puntland ee Soomaaliyeed ayaa ka qaybgalay shir loo qabtey dalal gaaraya 5 dal, shirkaas oo ahaa mid looga hadlaayey ganacsiga yar-yar iyo kan dhexe, ayaa ergooyinkii dalalkaas ka socdey waxa halkaas lagu siiyey tababaro la xiriira ganacsiga, shirkan ayaa ka furmey dalka Indunesia 14 bishan july waxaana la soo gebagebeeyey 23.07.2010.

 

Shirka ayaa waxaa ka qaybgalay dalalka Afghanistan, Mozambique, Iraq, Indonesia Iyo Soomaliya (Puntland), waxaa shirkan soo qabanqaabisey wasaaradda arimaha dibadda ee dalka Indunesiaiyo Macadaka Hal Abuurka Ganacsiga Iyo Horumaninta Warshadaha. Shirka ayaa diirada lagu saarey qaabka loo abuuro wershadaha yar-yar ee waxsoosaarka ka qaybqaata.

 

Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Wershedaha iyo Beeraha Puntland Md.Maxamuud Xayir Ibrahim oo hoggaaminaayey wefdiga Puntland ayaa halkaas ka jeediyey khudbad dheer oo dhinacyo badan taabanaysa, waxaana uu aad ugu dheerdaaye qaabka loo maalgashan karo Puntland iyo fursadaha gacansiga iyo weliba kheyraadka Puntland iyo qaabkii looga faa’ideysan karo.

 

Gudoomiyaha ayaa hada ku sugan Magalada Jakerta ee Dalka Indonesia isga oo halkaas kulamo kula yeelanaya malinta beritu ah Ganacsato Iyo Masuulin kale oo uu ka mid yahay Dhigiisa Rugta ganacsig Iyo Warshada ee Indonesia.

 

Ma ahan markii ugu horeeysay ee Gudoomiayah rugta ganasigu uu ku tago buuqasho dalka Indonesia 14 bishii Junry 2010 ayeey ahead markii gudoomiyah iyo ganacasto Somaliyeed ay halkaas booqsho ku tagaan isla markaasana heshis la soo galay rugta ganacsiga iyo warshadaha ee Indoneisa.

 

Horseed Media

Jakarta Indunesia

 

DSC02221.jpg

 

Pemkot-cimahi-20-july-12.jpg

 

1-opening-14-juli-3.jpg

 

1-opening-14-juli-13.jpg

 

DSC02200.jpg

 

DSC02228.jpg

 

DSC02230.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this