A_Khadar Posted June 9, 2010 Dr.Saleebaan Axmed Ciise (Xaglatoosiye) ayaa waraysi khaas ah oo uu siiyey Horseed Media ku sheegay in ay nasiib daro tahay in lagu eedeeyo in SSC ay ka danbeysey dagaalkii ka dhacay Buuhoodle, waxaana uu sheegay in aysan arintaas ku luglahayn isla markaana Itoobiya ay is arkeen ayna ka wada hadleen sidii nabad iyo deris wanaag loogu wada noolaan lahaa. Dhanka kale Hogaamiyaha SSC Dr.Saleebaan ayaa sheegay in maamulka Puntland ay hadda kahor wada hadal la galeen ayna isku khilaafeen aragtida dhulka maqan, waana ay na diideen, marka anguna waan tashanay, waxaana tashadey waa dadka dega SSC, cid alaale iyo cidii wax na taraysana waan soo dhawayneynaa ayuu yiri Saleebaan Axmed Ciise Source - Audio @ Bottom of the Page Waraysiga oo dhamaystirah hoos ka dhegayso: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted June 9, 2010 oo hada ya ka danbeyey? Ma puntland iyo somaliland ba ku dagaalamay buhoodle lol Quote Share this post Link to post Share on other sites