Jacaylbaro Posted November 3, 2010 Waaryaadhaheen, waa kuwan reer Yurub oo dhan innagu soo qulqulayaan ee maalinba qolo cusubi imanaysee ma macdan baa la igana dhex baadhayaa, ma mijo baxsi ayaa la innoogu yimaad, mise dawladda cusub baa loo daawasho yimaadaa, ma qoladii Ina Rayaale ayaa khaakh macal argagixiso ahayd oo laga baqanayey oo waxa la qaadayaa ‘Dheg dheer dhimatoo dhulkii nabad.’ Cajiib! Waan yaabanahee bal waxay dhasho aan eego! ___________________________ Weger; Adeer; gaalo la ciyaar baanad ahayne meesha tartan baa lagu jiraa oo dawladan cusub baa la doonayaa inta la Foormaad gareeyo lagu shubto borogaam la jaanqaadaya SATALAYTKA casriga ah ee waxaan ku weydiiyey qorshahan Soomaaliweynta ah ee hoosta la innaga soo gelinayo yaa u sheega in xornimada Land-ta lagu waraabiyey dhiiggii curado la jeclaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Muriidi Posted November 3, 2010 reer yurub ? kuwa "karanteenka" iskula jira haday isbooqdaan yaa dan ka leh ? .. ninka "karanteenka" ah isaguba waa muwaadin xuquuq leh oo e.u. iyo arab league sidiisa wadamadooda "karanteen" kaga jira, la shiri kara. somali leaders support and guarantee that as far as they can .. delhi-daily-monitor Quote Share this post Link to post Share on other sites