Sign in to follow this  
General Duke

Aydeed: Attack Baidoa you lose..

Recommended Posts

Xuseen Caydiid oo sheegay in ay hayaan cadaymo muujinaya in Maxkamadaha Islaamig ay ku jiraan Carab iyo ajaanib mayal adag

Last Updated::2006-11-04 05:58:32

 

Baydhabo:-Wasiirka arrimaha gudaha ee DFKMS Xuseen Maxamed Caydiid ayaa isaga oo khadka telefonka ug warramayay wargeyska Alsharqal awsat ee ka soo baxa magaalada London,isaga oo ku sugan magaalada Baydadhabo waxaa uu sheegay ---

In madaxweyne Cabdilahi yusuf uu ku gacan sayray codsi ku aadanaa in si ku meel gaar ah DFKMS loogu raro meel kele oo ka xasilonansho badan magaalada Baydhabo si isaga iyo 72 qof oo xubin ka ah DFKKMS aan magaalada Baydhabo loogu gaysan weeraro argagaxiso ah .

 

Waxaa uu sheegay Xuseen Caydiid in uu arko in madaxweyne Cabdulahi Yusuf uu noqonayo qofka ugu dameeya ee ka taga Baydhabo hadii Baydhabo weerar lagu qaado.

 

Balse waxa uu xaqiijiyay in ciidamada DFKMS ay awoodan in ay difaacan magaalada Baydhabo hadii aymaxkamaduhu ay soo weeraran ,waxana uu sheegay in filayo in khilaaf uu ka dhex aloosmo gudaha maxaakimta isla markan ay ay jabi doonan hadii ay weerar ku soo qaadan magaalada Baydhabo.

 

Waxaana uu sheegay in dagaal lagu qaado Baydhabo uu noqonayo mid xadidan isla markana qiimo wayn ku fariisan doona .

 

 

Waxaa uu wasiirku arrimaha gudaha ee Somaliya Eng Xuseen Maxamad Caydiid uu shaaca ka qaaday inuu hayo warbaxino iyo cadaymo lagu kalsoonan karo oo muujinaya in kooxo dagaal yahano Carab ah iyo muslimin Maraykan ah ay dagaalka kula jiraan Maxkamadaha islaamiga ah.

 

Waxaana uu intaa raaciyay in joojgitankoodun uu mushkilad dhinac amaanka ah u keenayo dalka Somaliya , dalalka dhinac Juqarifiga ay Somaliya deriska yihiin iyo gebi ahanba geeska Afrika .

 

 

Faysalwakaalad

wakaalad@hotmail.com

HorseedNet.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this