Emperor Posted January 11, 2008 KISMAAYO: Xiisado Colaadeed oo kataagan Degmada Kismaayo ee Gobolka Jubada Hoose... Source Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted January 11, 2008 Its sad to see the once beautiful city. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted January 11, 2008 All the while the city's main source of import is stil shut... Dekada Magaalada Kismaayo oo weli ay u xiran Maleeshiyaad beeleedyo hubaysan Kismaayo:-Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka jubada hoose ayaa sheegay in xaalada Magaalada Kismaayo ay tahay mid cakiran iyadoo sababtu ay tahay Maleeshiyaad beeleedyo ay jidgooyooyin dhigteen Wadooyinka soo gala Dekada Magaalada Kismaayo. Xaalad Magaalada ayaa waxaa kale oo saameeyey ka dib markii Maamulka Magaalada uu soo kala dhex galay khilaaf iyadoo Gudoomiyihii hore ee dhinaca Siyaasada Beesha **** C/risaaq Faarax Taano xilka gudoomiye nimada laga qaaday ka dib marii ay Odayaasha dhaqanka Beesha **** ay ku eedeeyeen in uu howshiisa gabay. Maleeshiyaad taageersan Cabdisaaq Faarax Taano ayaa dhigtay jidgooyooyin wadooyinka soo gala Dekada Magaalada Kismaayo,iyagoo sheegay inaysan raali ka ahayan in Gudoomiye nimada laga qaaro Taano,walow ay odayaashu ku dadaalayaan inay ku qanciyaan Cabdirisaaq Taano inuu xilka iska wareejiyo. Ganacsatada Magaalada Kiasmaayo qaarkood ayaa soo dhaweeyey in xilka laga qaado Cabdirisaaq Taano ,khilaafka ayaa la garan karin inta uu gaari karo walow ay jiraan dadaalo farabadan oo loogu jiro in si nabad gelyo ah lagu dhameeyo wixii khilaaf ah. Quote Share this post Link to post Share on other sites