Sign in to follow this  
Suldaanka

National Conference opens in Sheikh Town

Recommended Posts

4687803_7eea2d30db.jpg

 

National Conference on correction of Institutional differences (Shir Qarameedka Turxaanbixinta Golayaasha Qaranka) opens in Sheikh Town. Delegates from the various branches of government (executive branch, Parliament and House of Elders) have arrived in the mountains side town.

 

 

---------

4687804_1818bad6b8.jpg

 

Kulanki ugu horeeyay ee Turxaan bixinta Golayaasha Qaranka oo Saaka ka Furmay Sheekh

 

hadhwanaag 2006-11-16 (Hadhwanaagnews) SHeekh(HWN) waxa maanta magaalada sheekh ka furmay kulankii ugu horeeyay ee ay siwada jira isku soo hor fadhistaan gudiyo ka kooban sadex labada aqal ee somaliland iyo horin wasiiraa oo ka socda xukuumada uu hogaamiyo Madaxweyne Daahir Riyaale Kaahin.

 

Shirkan u Biloowday Gudida Xalinta Khilaafadka Golayaasha oo ka Kooban 9 Wasiir, 13 Xildhibaan oo ka socda Aqalka Wakiilada iyo 13 Xildhibaan oo ka Socda Aqalka Odayaasha ayaa la doonay in heshiis

 

buuxa laga gaadho arima dhawr ah oo mudooyinkan Danbe ku kala dhex jiray Golayaasha Xukuumada Baarlamaanka iyo Asaaxaabta Mucaaridka ah waxan Soo jeediyay Sameynta Gudidan turxaan Saarka Qaranka Madaxweynaha oo markaa Magacaabay 9 Wasiir oo arintaasi ka shaqeeya.

 

 

Gudidan ayaa mar hore kulan ku yeeshay Magaaladda Hargeysa lakiin hada waxay Kulamadooda u soo wareejiyeen Dhanka magaalada Shiikh Halkaas oo la filaayo inay ka sii wadaan Hawlahood.

 

 

Waxi ka soo kordha kala soco hadhwanag.com

Wariye Cabdisalan ilkacase

Hadhwanaag.com

ilkacase1@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this