Saalax Posted November 21, 2010 Wasiir ku xigeen kale oo maanta iska casilay Xilkii loo magacaabay Xukuumada Farmaajo posted by: Webmaster Faysal Cumar Guuleed oo dhawaan loo magacaabay Wasiir ku xigeenka Wax barashada hidaha iyo Tacliinta sare ayaa maanta Shir jaraa’id oo uu ku qabtay Magaalada Muqdisho waxa uu ku sheegay in uu iska Casilay Xilkii loo magacaabay. Faysal ayaa sheegay in ay is casilaadiisa in ay kadanbeeysay Markii ay Beeshiisa kula taliyeen in uu iska Casilo Xilka Wasiir ku xigeenimo maadaama uu yahay xil aan u qalmin Beeshiisa islamarkaana aan Waafaqsaneyn Heshiiskii wax wada qeybsiga Beelaha ee Dalka Jabuuti. Md Faysal ayaa ka soo jeeda Beesha Awdal, Wasiir ku xigeenka maanta is casilay aya noqonaya kii Labaad ee iska casila Xilkiisa waxaana Maalmo kahor is casilay Wasiir ku xigeenkii Wasaarada Qorsheynta iyo iskaashiga Caalamiga ah Cabdi Casiis Lafta Gareen. Waa Xukuumadii ugu horeeysay ee ay iska casilaan Labo Wasiir ku xigeen iyada oo aan la ansixin tan iyo markii Magaalada Jabuuti lagusoo dhisay Doowlada kmg ah ee uu hogaamiyo Madaxweyne Shariif Shiikh Axmad. Axmed Kulan Togaherer. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 21, 2010 Which beel is he talking about ?? ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted November 21, 2010 The one from Borama. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 21, 2010 I'm in Borama right now ,,,,, they don't even know who is he ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
ANWAR Posted November 21, 2010 Originally posted by Jacaylbaro: I'm in Borama right now ,,,,, they don't even know who is he ,,, I did now that Borama hade innternett connection..... hmmm ooooo someone is lying :rolleyes: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 21, 2010 It is like asking if we use mobile phones in Africa ,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Akash Posted November 21, 2010 Wasiir-ku-xigeenka ( Faysal Cumar Guuleed ) ee Iska casilay dawladda Farmaajo oo ka soo jeeda Awdal…oo ay reer Awdal uga soo hambalyeynayaan dunida daafeheeda. November 22, 2010 By staff-reporter Awdalpress – London – Sida laga warqabo waxa dhawaan ra’iisal wasaaraha cusub ee DFKG ah iyo madaxweynaha Somaliya Sh. Sharif ay magacaabeen, wasiirro iyo xilal waaweyn oo aad looga dhalliilay degaanno ay ka mid yihiin Awdal iyo Puntland. Dhalliishaa oo ay iscasilaaddanina daba socoto. Sidaasi daraaddeed, waxa daafaha dunida naga soo gaadhaya hambalyo loo dirayo mudane Faysal Cumar Guuleed oo isagu diiday in uu qaato cad-quudheed , war saxaafadeedkiisana ku caddeeyey in aanu ka mid noqon karin, gole aanay dadkiisu ka muuqannin. Isla markaana aanay sharaftiisa ahayn in lagu magacaabo kuri aan qiimo lahayn, oo ka fog talada dalka. Waxana uu dadkiisa aqoonta lehna ugu baaqay in ay meel walba kaga muddaharaadaan dawladda cusub, gaar ahaan magaalo madaxda gobolka Awdal ee Borame. Oo la muujiyo sida aanu Farmaajo oo kale u noqon karin mas’uul ummadeed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Akash Posted November 21, 2010 Well done Mr Faisal, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 22, 2010 looooooooooooooool@Awdal iyo Puntland ,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted November 22, 2010 waaba nin beeshiisa ku xidhan ,,,, ma istiri.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qodax Qorax Posted November 26, 2010 Well done by CabdiCasiis Lafta Gareen. He serves nobody by being part of TFG, only creates the impression that Awdal supports TFG. Quote Share this post Link to post Share on other sites