Sign in to follow this  
Cowke

Puntland Sports News

Recommended Posts

Cowke   

281.jpg

 

Galgala oo la Ciyaartay Badhan

July 11, 2010

 

By Axmed Muuse Dheere

 

Labada Degmo ee Galgala iyo Badhan oo ka kala Tirsan Bari iyo Sanaag ayaa Wada dheelay maanta Ciyaar Xiisa badan oo lagu Marti qaaday Garoonka Magaalada Badhan, Warka ayaa sheegaya in Ciyaartaasi ayay Weerar Weerar Celis ku Bilaabatay Markii Hore hase yeeshee ay Labada Naadi soo Bandhigeen Ciyaar aad Loogu Masquuday.

 

 

Kabtan Galgala Maxamed Siciid Salaax oo loo Yaqaan [saxaaf] ayaa ii sheegay isaga oo Badhan ku Sugan inay Ciyaartaasi ku dhamaatay 2- Gool iyo Laba Gool uuna Goolka Galgala u dhaliyay AMin.

 

Kabtanku waxa kaloo sheegay inay Sanaag iyo Hayland ay Marayaan isla markaana ay Sanaag qaar ka mid ah Ciyaar la soo dheeleen sida Ceerigaabo oo ay Ciyaal Laga Yaabay soo Bandhigeen.

 

Sidoo kale Hadaaftimo ayay Ciyaar la dheeleen waxana ay Kaga Badiyeen Hal aan Zero, iyada oo sidaasi ay Guushu ku Raacday Naadiga Degmada Galgala.

 

Maxamed Siciid Saalah waxa uu Hanbalyo u diray Kabtanadii Hore ee Xulka Galgala oo Qurabaha Jira sida Axmed Cade iyo Toxob oo ay sheegeen inay aad u Taakulayaan Xulkaasi Galgala sidii ay Heer Fiican uga Gaadhi lahaayeen Ciyaaraha.

 

Inta badan Naadiyada Sanaag iyo Hayland ayaa Lagu Yaqaan inay Ciyaar Xiisa badan dheelaan sida Ciyaaraha Koobka Golada PL .

 

Jamac Feyte

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

Ardeyda Dugsiyada Sare ee Garowe oo Loo Dhigay Koob Ciyaareed (Sawiro)

 

(Garowe) RBC: Waxaa galabta ka furmay garoonka kubada cagta ee Mirre Aware ee Magaalada Garowe Koob ay ku tartamayaan afar dugsi sare oo ku yaala Magaalada Garowe Caasimada Puntland

 

Koobkaan ayaa waxaa dhigtay Hay,adda Save Childareen oo ka mid ah Hay,addaha ka howlgala deegaanada Puntland waxa uuna koobkaan maanta lugu daah furay laba kooxood oo kala matalayay Dugsiga sare ee Alwaaxa iyo Dugsiga sare ee Imaamunawaawi .

 

Inta aan la furin koobkaan ka hor ayaa waxaa halkaa hadlo ka jeediyay Wasiirka S/S/Sportska Puntland Maxamed Nuur cagwayn waxa uuna sheegay in uu kula dardaaramayo dhalinta tartankaa ka qayb galaysa in ay soo bandhigaan ciyaar wanaag.

 

Labada kooxood ee koobkaa lugu furay ayaa soo bandhigay ciyaar aad u xiisa badnayd waxaana labada dhinac ay iskula bar bar dhaceen 0_0 inkastoo labada kooxood ay iska baardareeyeen fursado guulo u horseedi karay .

 

Koobkaa oo ay ku tartamayaan afar dugsi sare ayaa socon doona muda 10 cesho ah waxa uuna daah fur u yahay tartama kale oo iyana Hay,adda Save ku qaban doonto Gobalada kale ee Puntland sida uu sheegay Cabdi Qani Shikh Maxamuud oo ah madax barnaamijkaa fulinayay.

 

C/qani ayaa tilmaamay in ay kaga gol leeyihiin koobkaan in ay ka soo saaran koox dhamaystiran hasayeeshee uu ka horeeyo tartama ay galin doonaan dhamaan dugsiyada sare ee Puntland waxuna sheegay in tartankaa uu yahay mid la rabo in kor loogu qaado tayada Sortska Puntland.

 

Ciyaartaan ayaaa waxaa grsoorayaal ka ahaa afarta Garsoore eek ala ah

 

1Maxamed Warsame

 

2 Saacid Cusmaan

 

3 Jorje Axmed

 

Idriis C/risaaq

 

Maalinta barita ah ayaa la filayaa in ay food isku dari doonaan garoonka Mire Aware labada kooxood ee ka kala socda Dugsiga sare ee Ganmbool iyo dugsiga sare ee Nugaal waxana dhamaan afartaa kooxood ay isku arki doonaan mid mid iyadoo markaa loo eegi doono xaga dhibacaha cidii badnaata in la siiyo Koobkaa.

 

Waa markii ugu horaysay ee in muda ah kidib koob nuucaana loo qabto dugsiyada sare ee Puntland waxaana arintaa aad u soo dhawayay Maamulada dugsiyada sare oo ku tilmaamay tilabadaa mid dhiiri galin ah.

 

RBC NEWS Sports

 

Xafiiska Garowe

 

C/raxamaan Maxamed Muuse Ilkacase

 

vvvvvvvvvvv-300x225.jpg

 

CQAFAAR-300x225.jpg

 

Sedaxda-Garsoore-300x225.jpg

 

19-300x225.jpg

 

ALWAAXA-TEAM-300x225.jpg

 

Tababaraha-Alwaaxa-300x225.jpg

 

TABARE-IMAAMNAWAWI-300x225.jpg

 

WASIIRKA-SPORTSKA-300x225.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Cowke, SOL has different sections, please stop posting every thing on the politics section. If you need help with how to post on other sections, seek help from the admin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this