Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Ethiopian troops arrest traditional elders from mudug

Recommended Posts

Ciidamo Itoobiyaan ah oo shan caaqil ka kaxaystay magaalo ka mid ah Gobolka Mudug

posted by: Xalane

 

Ciidamo Itoobiyaan ah oo watay gaadiid dagaal ayaa shalay soo galay degaan hoos tagta degaanka Xarfo ee gobolka Mudug oo lagu magacaabo Baar-Dhagaxtuur,waxaana ay halkaas ka kaxeysteen Odeyaal dhaqmeed.

 

Wararka ayaa sheegaaya in Ciidamada ay degaankaas kala baxeen 5-Odey oo ka mid ahaa cuqaashii halkaas ku sugneyd iyadoo aan la aqoon halkii ay la aadeen.

 

Dadka degaanka ayaa ku waramaaya in arintaas ay ka danbeysay kadib markii la isku khilaafay Calanka Soomaaliyeed oo laga taagay iskuul ku yaalla degankaas,waxaana ay Ciidamada Itoobiyaanka sheegeen in degankaas uu ka tirsanyahay Itoobiya.

 

Waxaa falkaan si kulul u cambaareyey maamulka degmada Xarfo oo u degankaas hoos tego,waxaana ay ku tilmaameen mid aan loo bahnayn in ciidanka Itoobiya ay ku dhaqaaqan.

 

Ciidamada Itoobiyaanka ayaa ahayn markii u horeysay ay dad ka qab qabtaan gudaha dalka Soomaaliya,waxaana ay arintaan noqotay mid soo noq noqday.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ciidamo Itoobiyaan Ah oo dad ka kaxeystay qaybo kamid ah Gobolka Mudug

October 29, 20104 comments| leave your own! Share Ciidamo Itoobiyaan ah oo watay gaadiid dagaal ayaa shalay soo galay degaan hoos tagta degaanka Xarfo ee gobolka Mudug oo lagu magacaabo Baar-Dhagaxtuur,waxaana ay halkaas ka kaxeysteen Odeyaal dhaqmeed.

 

Wararka ayaa sheegaaya in Ciidamada ay degaankaas kala baxeen 5-Odey oo ka mid ahaa cuqaashii halkaas ku sugneyd iyadoo aan la aqoon halkii ay la aadeen.

 

Dadka degaanka ayaa ku waramaaya in arintaas ay ka danbeysay kadib markii la isku khilaafay Calanka Soomaaliyeed oo laga taagay iskuul ku yaalla degankaas,waxaana ay Ciidamada Itoobiyaanka sheegeen in degankaas uu ka tirsanyahay Itoobiya.

 

Waxaa falkaan si kulul u cambaareyey maamulka degmada Xarfo oo u degankaas hoos tego,waxaana ay ku tilmaameen mid aan loo bahnayn in ciidanka Itoobiya ay ku dhaqaaqan.

 

Ciidamada Itoobiyaanka ayaa ahayn markii u horeysay ay dad ka qab qabtaan gudaha dalka Soomaaliya,waxaana ay arintaan noqotay mid soo noq noqday.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this