Xaaji Xunjuf Posted October 29, 2010 Ciidamo Itoobiyaan ah oo shan caaqil ka kaxaystay magaalo ka mid ah Gobolka Mudug posted by: Xalane Ciidamo Itoobiyaan ah oo watay gaadiid dagaal ayaa shalay soo galay degaan hoos tagta degaanka Xarfo ee gobolka Mudug oo lagu magacaabo Baar-Dhagaxtuur,waxaana ay halkaas ka kaxeysteen Odeyaal dhaqmeed. Wararka ayaa sheegaaya in Ciidamada ay degaankaas kala baxeen 5-Odey oo ka mid ahaa cuqaashii halkaas ku sugneyd iyadoo aan la aqoon halkii ay la aadeen. Dadka degaanka ayaa ku waramaaya in arintaas ay ka danbeysay kadib markii la isku khilaafay Calanka Soomaaliyeed oo laga taagay iskuul ku yaalla degankaas,waxaana ay Ciidamada Itoobiyaanka sheegeen in degankaas uu ka tirsanyahay Itoobiya. Waxaa falkaan si kulul u cambaareyey maamulka degmada Xarfo oo u degankaas hoos tego,waxaana ay ku tilmaameen mid aan loo bahnayn in ciidanka Itoobiya ay ku dhaqaaqan. Ciidamada Itoobiyaanka ayaa ahayn markii u horeysay ay dad ka qab qabtaan gudaha dalka Soomaaliya,waxaana ay arintaan noqotay mid soo noq noqday. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted October 29, 2010 Ciidamo Itoobiyaan Ah oo dad ka kaxeystay qaybo kamid ah Gobolka Mudug October 29, 20104 comments| leave your own! Share Ciidamo Itoobiyaan ah oo watay gaadiid dagaal ayaa shalay soo galay degaan hoos tagta degaanka Xarfo ee gobolka Mudug oo lagu magacaabo Baar-Dhagaxtuur,waxaana ay halkaas ka kaxeysteen Odeyaal dhaqmeed. Wararka ayaa sheegaaya in Ciidamada ay degaankaas kala baxeen 5-Odey oo ka mid ahaa cuqaashii halkaas ku sugneyd iyadoo aan la aqoon halkii ay la aadeen. Dadka degaanka ayaa ku waramaaya in arintaas ay ka danbeysay kadib markii la isku khilaafay Calanka Soomaaliyeed oo laga taagay iskuul ku yaalla degankaas,waxaana ay Ciidamada Itoobiyaanka sheegeen in degankaas uu ka tirsanyahay Itoobiya. Waxaa falkaan si kulul u cambaareyey maamulka degmada Xarfo oo u degankaas hoos tego,waxaana ay ku tilmaameen mid aan loo bahnayn in ciidanka Itoobiya ay ku dhaqaaqan. Ciidamada Itoobiyaanka ayaa ahayn markii u horeysay ay dad ka qab qabtaan gudaha dalka Soomaaliya,waxaana ay arintaan noqotay mid soo noq noqday. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted October 29, 2010 Where is Xarfo is it part of Pirateland? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted October 30, 2010 Just seen some other reports about it. It's part of Pirateland. Faroole Oo Gaaray Dagaanka Xarfo ee Gobolka Mudug. - Months ago Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted October 30, 2010 yeah they were from the pirate enclave Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted October 30, 2010 Originally posted by Xaji_Xunjuf: yeah they were from the pirate enclave Indeed. Quote Share this post Link to post Share on other sites