Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Somaliland: President Siilaanyo Meets with Mayors

Recommended Posts

Abtigiis   

walaahi Maaddeeyoow anigu waan kugu wareeray.

 

Nin macquul ah oo maskax badanna waad u muuqataa, wax qiil aan laheyna qiil ayaad u raadisaa.

 

Bal hadda Alshabab ayaa qiil leh ma qof maskax caafimaad qaba ayaa ku hadli kara.

 

Adeeroow, intaad ducaysatid, ood qalad ku adkaysiga iska daysid, nimaankaa shayaadiinta ah difaacooda iska daa.

 

Mise in la fikirkaaga labadalo ceeb ayaad u hayasataa iyo diciifnimo.

 

Anigu Alshabab waan tageersana dhowr sano ka hor oo waan difaaci jiray. Kolkaan arkay meel ay u socdaan inayna jirina waan ka hadhay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Abtigiis, dee bartaadii baan weli taaganahay, waxanse ku dheerahay Anigu Diin baan ku taageeraa, adse Xabashi nacayb oo Calmaani inaad tahay, wadaadada laga shidona adaa caddeystay.

 

Ps. William Hague and You have the same stance in Sharia implementation, namely the Huduud.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Adeer, diinta Alshabab wado waxba yayna iga siin.

 

Anigu in islaanimo lagu dhaqmo waan rabaa, laakin waa in casriga lagu dabaqaa oo aan macangag la noqon.

 

Ma soconayso qofka hadda yidhaa yayna haweenku shaqeeynin.

 

Ma soconayso TV yaan la daawanin, iyo internet yaan la akhrisan.

 

Ma soconayso entertainment (heeso iyo riwaayado) yaan nafta lagu maaweelin.

 

Intaasba iyadoo la sameeyo oo hadana muslim la yahay ayey aabayeesheen iyo hooyooyinkeen na dhaleen! Ma gaaleey ahaayeen?

 

Adeer, islaanka aduunka ku nool billion wuu dhaafay, waxay qabaan unbaanu la qabi. In dhowr malyan oo Somali ah'i ay ka gaar noqoto oo dal iyo dawlad seeg noqoto caqli ma aha.

 

Waa runtaa oo anigu Maxaakiimtii (by the way back then Alshabab ma muuqan) waxaan ku raacsana inay soo celiyaan dawladnimada Soomaliyeed iyo inay ka nadiif ahaayeen qabiil. Laakin inay dadka gacmaha ka gooyaan iyo inay haween dhagax la dhacaan marna kuma raacsaneyn.

 

Adigu waxaad dooni igu sheeg laakin anigu nin muslim ah oo salaad iyo soon dhaafin ayaan aheyn, wixii macsiyo ah ee la xaaraantimeeyayna shaqo kuma lihi. Laakin qaabka shareecada ay Alshabab u macnayso (ama ha saxnaadaan ama ha qaldanaadaane) waan ka soo hor jeedaa, waxaana u arkaa inay tahay arin aan soconayn.

 

If that trend of saying 'we cannot adapt to changing situations in the world' continues, it will result in less and less people believing and practising islam and Islam will become like other religions (catholic and other branchs of Christianity), oo dad kooban uun masaajida la fadhiyaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

What do AS have to offer for Somalis and Somalia?

Absolutely NOTHING! they don't have plan A, B, C, D, E walaa Z on how to run a country period! those Pakistanis will be dealt with accordinly soon IA!

Tick tock...tick tock, their time is up!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^Salaad ha ku daalin oo gaajona ha isku dilin mar haddaad leedahay in xad Quraanka lagu sheegay in la fuliyaa aad leedahay waa barbaric.

 

Heeso iyo waxaas waa iska macaasi, Ilaahey kuu dembi dhaafi karo, laakin wax Alle Xukm cad ka soo saaray, inaad far waaweyn MAYA ku tiraa, wa Alle isku taag.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Maaddeey:

Alla maxaad isu jiibiseen
:D
ma inuu Aaqil Triangle ka hadluu Xaaji Xunjuf iyo Cowke-ba ku noqday?

Nimankani bac caadi ah ayee qabaan. yaga ayuu ku wareeri doona sheekadan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Originally posted by Maaddeey:

^Salaad ha ku daalin oo gaajona ha isku dilin...

Heeso iyo waxaas waa iska macaasi,

Hadaan salaadayda iyo soonkaygana iska wato, cidna aana wax u dhimin habeenkiina Gurigayga Guitar xun aan 'safiyaay waxaad tahay...' iskaga garaacdo, ma macsiyaa?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Jacaylbaro:

^ ^ Next time ..... don't make such big mistake adeer ,,,
:D

I think your the one who is mistaken. The title of the article clearly said, Silaanyo meeting with Somalilans mayors. But then he was meeting only mayors from Borama, Hargeysa and Burco. Which to my suprise, is far from all mayors.

 

So thats why I said triangle. Because the focus and attention of the Somaliland goverment, just like your reaction proves is a FOCUS on the Borama, Hargeysa and Burco cities. And if you think that everyone who says this, is not from Somaliland. Then that is your problem, but its not for you to decide where I am from.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this