Gheelle.T Posted July 13, 2010 ^ No don't, please. Now would you be a gentleman, show some manner and stop being like Cawke? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Chief_Aaqil Posted July 13, 2010 Ok, I will show more manner and be a gentleman. I have been warned by the Admin. And I did let myself carry away a bit. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted July 13, 2010 kii chief caaqil sooka is qarxiyey Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted July 13, 2010 Madaxweynaha la Doortay iyo Ku-xigeenkiisa oo Kulankii u Horreeyey la Yeeshay Maayirrada Caasimadaha Gobollada Somaliland 4 Hargeysa (Jam)-Madaxwaynaha dhawaanta la doortay ee Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Madaxwayne ku xigeenkiisa Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa shalay kulan la yeeshay guud ahaan Maayarada Caasimadaha Gobolada dalka markii ugu horeysay iyagga oo ka wada hadlay arimo la xidhiidha Munaasida uu madaxwaynaha la doortay xilka kula wareegi doono oo dhici doontyo 27/06/2010-ka. Maayaradan oo ay ka mid ahaayeen Maayarka Caasimada Hargeysa Eng Xuseen Maxamuud Jiciir, Maayarka Berbera Cabdalla Maxamed Carab, Maayarka Burco, Maayarka Boorama, Guddoomiy ku xigeenka Gobolka Gabilay ayaa waxa uu Madaxwayne Axmed Siilaanyo kaga dhagaystay Maayarada Fikrado la xidhiidha sida ugu haboon ee dalka looga samayn karo isbadalka dalku u baahan yahay, iyagga oo Madaxwaynaha u soo jeediyay in aanu u joojin soo jeedimaha dadka oo uu isagu yeelo wax alaale waxa uu is yidhaahdo way saxan-yihiin oo waa dariiqii loo baahnaa. Masuuliyiintani waxa ay tilmaameen inay waajib tahay in maayarada Magaalooyinka dalka iyo masuuliyiinta kaleba ay taageeraan xukuumada cusub ee uu hoggaaminayo Madaxwayne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), waxayna balanqaadeen inay doorkooda ka qaadan doonaan ammaanka iyo nidaamka xaflada ay xilka kula kala wareegayaan Madaxwayne Siilaanyo iyo Madaxwaynaha xilka sii haya Md. Daahir Rayaale Kaahin. Madaxwaynaha cusub ee la doortay Md. Axmed Siilaanyo, ayaa isaguna maayarada u muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay kulanka ay yeesheen, isaga oo ku boggaadiyay hawsha ay qaranka u hayaan oo uu tilmaamay inay tahay mid wax-ku-ool ah, isaga oo tilmaamay inay si wanaagsan u wada shaqay doonaan. Kulankan oo ka dhacay guriga Madaxwayne Axmed Siilaanyo oo u badnaa sidii ammaanka sare loogu qaadi lahaa maalinta xil wareejinta oo ku beegan 27/07/2010-ka ayaa waxa uu ku dhamaaday jawi wanaagsan oo is-garad. Jamhuuriya Online Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted July 14, 2010 Originally posted by NinBrown: JB used to work for the NIS in Somalia. Waar ha na caayin niyow ,,,,, NIS na maxay ahayd ?? ,, lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Chief_Aaqil Posted July 14, 2010 Originally posted by Xaji_Xunjuf: kii chief caaqil sooka is qarxiyey Xaaji, adna waa lagu foogeyay. oo waxa lagugu sheegay nin shiisheeya oo Yuhuuda la degan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted July 14, 2010 Weligiinba isu jawaaba ,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted July 14, 2010 Originally posted by Jacaylbaro: Weligiinba isu jawaaba ,,,, bal xarfada intaa la'eg day adigu! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted July 14, 2010 In la fahmayba way iloobeen hadana ,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted July 14, 2010 Alla maxaad isu jiibiseen ma inuu Aaqil Triangle ka hadluu Xaaji Xunjuf iyo Cowke-ba ku noqday? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted July 14, 2010 Maaddeey, wax isku mid ah ayaad kala sheeg-sheegtaa adna! Chef oops xaaji, de farsamo kale la imo indha-adeyga iska daayo. Filinkani gubay isagu. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted July 14, 2010 Maadeey ,,, adigu qaraxyada jooji ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted July 14, 2010 Qaraxyo ma wadee, waxaan ka yaabay cheap comment intaad qof isaga accuse-gareyso haddana dad waaweyn oo gadh iyo gafuur leh u riyaaqaan?, isagoo reer Somaliland ah Triangle-ka Hargeysa, Burco iyo Boorama kama hadli karo miyaa? Abtigiis, shalaan kaa quustay Adiga. Anoo ku leh waxaas waxba kama jiraanoo anaa indhaheyga ku soo arkay, baad leedahay sow still lama ban-gareyn. Maskax madoobaad baa kugu dhacay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted July 14, 2010 waar xaafadii Barmuuda ka waran adigu waxaas iska dhaafoo ,, ?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted July 14, 2010 ^Ceelgaabta, Siinaay iyo Casa Popolare-ba war baan kaaga hayaa Quote Share this post Link to post Share on other sites