Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Somaliland: President Siilaanyo Meets with Mayors

Recommended Posts

Hargeysa (HWN) Madaxweynaha cusub ee jamhuuriyada Somaliland Mud. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa maanta kulan la yeeshay mayorada Hargeysa, Burco iyo Boorama.

 

Kulankan oo uu madaxweynaha cusub ee la doortay mudane Siilaanyo la yeeshay mayoradan ayaa ahaa mid uu doonayay in uu ugu kuur galo xaaladaha ay ku sugan yihiin magaalooyinka ay arimayaan isla markaana ay kaga wada hadaleeyeen sida ugu fiican ee ay hawlahooda u dardar gelin lahaayeen.

 

Waxa kale oo ay ilo wareedyo ka ag dhawaa kulankaasi u sheegeen hadhwanaagnews in sida ugu quruxda badan ay ee ay dhacayso xaflada xil wareejinta ee la filayo in ay dhawaan ka qabsoonto dalka, taas oo ay madaxweyneha la doortay iyo Madaxweynihii hore xilka kula kala wareegayaan.

 

Mayoradan ayaa balan qaaday in ay la shaqayn doonaan xukuumada cusub, waxaanay tilmaameen in ay xilka cusub ku hambalyaynayaan Madaxweyne siilaanyo.

 

Madaxweynaha la doortay Mud. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa isna uga mahadnaqay mayorada hawsha balaadhan ee ay qaranka u hayaan, waxaanu u soo jeediyay in ay halkaas ka sii wadaan oo ay ku dedaalaan in ay hawshooda sida ugu fiican uga soo baxaan.

 

Si kastaba ha ahaatee kulanka uu madaxweynaha la doortay Mud. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo la yeeshay mayoradan ayaa noqonaya talaabadii ugu horaysay ee uu ilaa hada qaaday, waxaana lagu wadaa in inta ka hadhay maalint xil wareejinta oo ku beegan 27/06/2010-ka

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Jacaylbaro:

Hargeysa (HWN) Madaxweynaha cusub ee jamhuuriyada Somaliland Mud. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa maanta kulan la yeeshay mayorada
Hargeysa, Burco iyo Boorama.

 

Kulankan oo uu madaxweynaha cusub ee la doortay mudane Siilaanyo la yeeshay mayoradan ayaa ahaa mid uu doonayay in uu ugu kuur galo xaaladaha ay ku sugan yihiin magaalooyinka ay arimayaan isla markaana ay kaga wada hadaleeyeen sida ugu fiican ee ay hawlahooda u dardar gelin lahaayeen.

 

Waxa kale oo ay ilo wareedyo ka ag dhawaa kulankaasi u sheegeen hadhwanaagnews in sida ugu quruxda badan ay ee ay dhacayso xaflada xil wareejinta ee la filayo in ay dhawaan ka qabsoonto dalka, taas oo ay madaxweyneha la doortay iyo Madaxweynihii hore xilka kula kala wareegayaan.

 

Mayoradan ayaa balan qaaday in ay la shaqayn doonaan xukuumada cusub, waxaanay tilmaameen in ay xilka cusub ku hambalyaynayaan Madaxweyne siilaanyo.

 

Madaxweynaha la doortay Mud. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa isna uga mahadnaqay mayorada hawsha balaadhan ee ay qaranka u hayaan, waxaanu u soo jeediyay in ay halkaas ka sii wadaan oo ay ku dedaalaan in ay hawshooda sida ugu fiican uga soo baxaan.

 

Si kastaba ha ahaatee kulanka uu madaxweynaha la doortay Mud. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo la yeeshay mayoradan ayaa noqonaya talaabadii ugu horaysay ee uu ilaa hada qaaday, waxaana lagu wadaa in inta ka hadhay maalint xil wareejinta oo ku beegan 27/06/2010-ka

Is this the meeting with the famous triangle?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Chief_Aaqil:

quote:

Is this the meeting with the famous triangle?
:D this time ,, u forgot to post this under your second nickname :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

I really dont understand whit which person you guys are confusing me with.

 

But no matter what they call us

However they attack

No matter where they take us

We'll find our own way back

Share this post


Link to post
Share on other sites

They havent found anyhting yet.

 

Some call me Pirate.

Other think I am from the triangle.

 

But still nobody beliefs that I am from Makhir.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this