Jacaylbaro Posted July 13, 2010 Hargeysa (HWN) Madaxweynaha cusub ee jamhuuriyada Somaliland Mud. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa maanta kulan la yeeshay mayorada Hargeysa, Burco iyo Boorama. Kulankan oo uu madaxweynaha cusub ee la doortay mudane Siilaanyo la yeeshay mayoradan ayaa ahaa mid uu doonayay in uu ugu kuur galo xaaladaha ay ku sugan yihiin magaalooyinka ay arimayaan isla markaana ay kaga wada hadaleeyeen sida ugu fiican ee ay hawlahooda u dardar gelin lahaayeen. Waxa kale oo ay ilo wareedyo ka ag dhawaa kulankaasi u sheegeen hadhwanaagnews in sida ugu quruxda badan ay ee ay dhacayso xaflada xil wareejinta ee la filayo in ay dhawaan ka qabsoonto dalka, taas oo ay madaxweyneha la doortay iyo Madaxweynihii hore xilka kula kala wareegayaan. Mayoradan ayaa balan qaaday in ay la shaqayn doonaan xukuumada cusub, waxaanay tilmaameen in ay xilka cusub ku hambalyaynayaan Madaxweyne siilaanyo. Madaxweynaha la doortay Mud. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa isna uga mahadnaqay mayorada hawsha balaadhan ee ay qaranka u hayaan, waxaanu u soo jeediyay in ay halkaas ka sii wadaan oo ay ku dedaalaan in ay hawshooda sida ugu fiican uga soo baxaan. Si kastaba ha ahaatee kulanka uu madaxweynaha la doortay Mud. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo la yeeshay mayoradan ayaa noqonaya talaabadii ugu horaysay ee uu ilaa hada qaaday, waxaana lagu wadaa in inta ka hadhay maalint xil wareejinta oo ku beegan 27/06/2010-ka Quote Share this post Link to post Share on other sites
Chief_Aaqil Posted July 13, 2010 Originally posted by Jacaylbaro: Hargeysa (HWN) Madaxweynaha cusub ee jamhuuriyada Somaliland Mud. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa maanta kulan la yeeshay mayorada Hargeysa, Burco iyo Boorama. Kulankan oo uu madaxweynaha cusub ee la doortay mudane Siilaanyo la yeeshay mayoradan ayaa ahaa mid uu doonayay in uu ugu kuur galo xaaladaha ay ku sugan yihiin magaalooyinka ay arimayaan isla markaana ay kaga wada hadaleeyeen sida ugu fiican ee ay hawlahooda u dardar gelin lahaayeen. Waxa kale oo ay ilo wareedyo ka ag dhawaa kulankaasi u sheegeen hadhwanaagnews in sida ugu quruxda badan ay ee ay dhacayso xaflada xil wareejinta ee la filayo in ay dhawaan ka qabsoonto dalka, taas oo ay madaxweyneha la doortay iyo Madaxweynihii hore xilka kula kala wareegayaan. Mayoradan ayaa balan qaaday in ay la shaqayn doonaan xukuumada cusub, waxaanay tilmaameen in ay xilka cusub ku hambalyaynayaan Madaxweyne siilaanyo. Madaxweynaha la doortay Mud. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa isna uga mahadnaqay mayorada hawsha balaadhan ee ay qaranka u hayaan, waxaanu u soo jeediyay in ay halkaas ka sii wadaan oo ay ku dedaalaan in ay hawshooda sida ugu fiican uga soo baxaan. Si kastaba ha ahaatee kulanka uu madaxweynaha la doortay Mud. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo la yeeshay mayoradan ayaa noqonaya talaabadii ugu horaysay ee uu ilaa hada qaaday, waxaana lagu wadaa in inta ka hadhay maalint xil wareejinta oo ku beegan 27/06/2010-ka Is this the meeting with the famous triangle? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted July 13, 2010 Originally posted by Chief_Aaqil: quote: Is this the meeting with the famous triangle? this time ,, u forgot to post this under your second nickname Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted July 13, 2010 ^BUSTED!!!! LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted July 13, 2010 I told u ,, he can't hide anymore ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ibtisam Posted July 13, 2010 too many logins wuu qafifye already, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Chief_Aaqil Posted July 13, 2010 who do you think I am? what is my so called nickname? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Archdemos Posted July 13, 2010 you guys are good Quote Share this post Link to post Share on other sites
NinBrown Posted July 13, 2010 JB used to work for the NIS in Somalia. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Chief_Aaqil Posted July 13, 2010 I really dont understand whit which person you guys are confusing me with. But no matter what they call us However they attack No matter where they take us We'll find our own way back Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted July 13, 2010 Xaaji, And they will find your roots No matter how heavy your camouflage is, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Chief_Aaqil Posted July 13, 2010 They havent found anyhting yet. Some call me Pirate. Other think I am from the triangle. But still nobody beliefs that I am from Makhir. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted July 13, 2010 Your are either Cawke or that Max guy. Wareerka naga daa awoowe! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Chief_Aaqil Posted July 13, 2010 I am not sxb. Belief me. Do you want me to swear it? Quote Share this post Link to post Share on other sites