Sign in to follow this  
Cowke

Prime Minister Sharmarke Departs From Mogadishu. Destination London

Recommended Posts

Cowke   

Ra'isulwasaaraha Sharmaake oo ka dhoofay Caasimada Muqdisho.

 

 

Muqdisho (Bosasomedia) Ra’isul Wasaaraha DKM ah ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid oo ka dhoofay Caasimada Soomaaliya ee Muqdisho iyo wefdi balaaran oo u hogaaminaayo galabta ka duulay garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho Aadan Cadde International Airport.

 

Ra’isulwasaaraha iyo Waftiga lasocda ayaa waxaa ka mid ah Golaha Wasiiradiisa kuwaas oo ay ka mid yihin Wasiirka Qorshaynta iyo Xirrirka Caalamiga C/raxmaan C/Shakuur Warsame,Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta C/risaaq Juurile iyo Wasiirka Amniga Qaranka Maxamed C/laahi Sambaloolshe,

 

Ra’isulwasaare Sharma’arke ayaa waxaa u ku sii jeeda Magaalada London ee Caasimada Ingiriiska,Afhayeenka Xafiiska Ra’isulwasaaraha C/qaadir Walaayo oo Saxaafada la hadlay ayaa sheegay in Ra’isulwasaaraha iyo wefdigiisa ay la kulmi doonaan masuuliyinta Dowlada Wadanka Ingiriiska,waxaana ay ka wada hadli doonaan xirrirka u dhaxeeya labadaas dal,

 

Sidoo kale Ra’isulwasaaraha waxaa u Masuuliyinta Ingiriiska uga warbixin doona xaaladihi ugu dambeeyey ee Soomaaliya,iyadoo u sidoo kale u ka hadli doono horumaradi ugu dambaysay oo ay DFKM ah ay gaartay,

 

Safarka Ra’isulwasaaraha ayaa ah mid aan hore loo sii shaacin,waxaana u ku soo beegmaaya xilli isla maanta u Magaalada Muqdisho ka ambabaxay una aaday Wadanka Uganda Madaxweyne DFKM ah Shariif Sheikh Axmed kaas marki u dhoofaayay Kooxaha mucaaradka ay duqeyn u geysteen,iyadoo dagaal marki dambe ka qarxay duqeymahaas ay sababeen khasaaro dhimasho oo aad u badan,balse ma aysan jirin wax duqeyn ah marki u dhoofaayay Ra’isulwasaaraha.

 

Xafiiska Wararka Bosasomedia ee Garowe:-

Share this post


Link to post
Share on other sites

articleLarge.jpg

 

 

October 23, 2009

Somali Insurgents Attack Airport

By MOHAMMED IBRAHIM

MOGADISHU, Somalia — The Islamist insurgent group Shabab attacked the main airport here with mortars as the nation’s president prepared to board a plane to Uganda on Thursday, setting off a series of artillery battles between government forces and insurgents that left at least 18 people dead, Somali officials said.

 

The mortars struck the perimeter of the airport, and Sheik Sharif Sheik Ahmed, the president of Somalia’s weak but internationally recognized transitional government, was unharmed. The plane took off safely for Kampala, where Mr. Ahmed is attending a summit on displaced people in Africa, Abdulkadir Mohamed Osman, the presidential press officer, said.

 

The mortars and artillery shelling that followed between government forces and insurgents killed at least 18 and wounded more than 60 in several neighborhoods in Mogadishu, witnesses said.

 

“I saw 11 people killed by artillery rounds at Bakara junction,” the city’s largest market area, one witness, Abdirahman Omar, said by telephone.

 

Aamina Hussein, 30, who was slightly wounded by shrapnel in the right leg in the nearby Howlwadaag neighborhood, said she saw five bodies lying on the ground as she was hit. “I am lucky I survived,” she said in an interview.

 

Sources from Lifeline Africa, an emergency volunteer ambulance organization, said that more than 20 dead bodies and 60 wounded were collected from the Howlwadaag and Hodan neighborhoods. Mortars fired by Shabab, which has been linked to Al Qaeda, also struck an African Union peacekeeping base at the airport, officials said.

 

Somalia’s transitional government is facing intense resistance from insurgent groups trying to overthrow it and introduce strict Sharia law in the country.

 

African Union troops in Somalia are protecting the transitional government. Insurgents have relentlessly been attacking them, often with suicide bombs, mortars and roadside explosives. Somalia has been without a functional central government since 1991, when clan militias ousted the country’s last central government and then turned on one another.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this