Cowke Posted October 22, 2009 Ra'isulwasaaraha Sharmaake oo ka dhoofay Caasimada Muqdisho. Muqdisho (Bosasomedia) Ra’isul Wasaaraha DKM ah ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid oo ka dhoofay Caasimada Soomaaliya ee Muqdisho iyo wefdi balaaran oo u hogaaminaayo galabta ka duulay garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho Aadan Cadde International Airport. Ra’isulwasaaraha iyo Waftiga lasocda ayaa waxaa ka mid ah Golaha Wasiiradiisa kuwaas oo ay ka mid yihin Wasiirka Qorshaynta iyo Xirrirka Caalamiga C/raxmaan C/Shakuur Warsame,Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta C/risaaq Juurile iyo Wasiirka Amniga Qaranka Maxamed C/laahi Sambaloolshe, Ra’isulwasaare Sharma’arke ayaa waxaa u ku sii jeeda Magaalada London ee Caasimada Ingiriiska,Afhayeenka Xafiiska Ra’isulwasaaraha C/qaadir Walaayo oo Saxaafada la hadlay ayaa sheegay in Ra’isulwasaaraha iyo wefdigiisa ay la kulmi doonaan masuuliyinta Dowlada Wadanka Ingiriiska,waxaana ay ka wada hadli doonaan xirrirka u dhaxeeya labadaas dal, Sidoo kale Ra’isulwasaaraha waxaa u Masuuliyinta Ingiriiska uga warbixin doona xaaladihi ugu dambeeyey ee Soomaaliya,iyadoo u sidoo kale u ka hadli doono horumaradi ugu dambaysay oo ay DFKM ah ay gaartay, Safarka Ra’isulwasaaraha ayaa ah mid aan hore loo sii shaacin,waxaana u ku soo beegmaaya xilli isla maanta u Magaalada Muqdisho ka ambabaxay una aaday Wadanka Uganda Madaxweyne DFKM ah Shariif Sheikh Axmed kaas marki u dhoofaayay Kooxaha mucaaradka ay duqeyn u geysteen,iyadoo dagaal marki dambe ka qarxay duqeymahaas ay sababeen khasaaro dhimasho oo aad u badan,balse ma aysan jirin wax duqeyn ah marki u dhoofaayay Ra’isulwasaaraha. Xafiiska Wararka Bosasomedia ee Garowe:- Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted October 22, 2009 Why don't you report Sharif's departure as well Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted October 22, 2009 Originally posted by Che -Guevara: Why don't you report Sharif's departure as well Dee ina adeer ma'aho Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted October 22, 2009 Important trip Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted October 22, 2009 An official invitation from Brown Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted October 22, 2009 God bless Al-Shabaab Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted October 22, 2009 October 23, 2009 Somali Insurgents Attack Airport By MOHAMMED IBRAHIM MOGADISHU, Somalia — The Islamist insurgent group Shabab attacked the main airport here with mortars as the nation’s president prepared to board a plane to Uganda on Thursday, setting off a series of artillery battles between government forces and insurgents that left at least 18 people dead, Somali officials said. The mortars struck the perimeter of the airport, and Sheik Sharif Sheik Ahmed, the president of Somalia’s weak but internationally recognized transitional government, was unharmed. The plane took off safely for Kampala, where Mr. Ahmed is attending a summit on displaced people in Africa, Abdulkadir Mohamed Osman, the presidential press officer, said. The mortars and artillery shelling that followed between government forces and insurgents killed at least 18 and wounded more than 60 in several neighborhoods in Mogadishu, witnesses said. “I saw 11 people killed by artillery rounds at Bakara junction,” the city’s largest market area, one witness, Abdirahman Omar, said by telephone. Aamina Hussein, 30, who was slightly wounded by shrapnel in the right leg in the nearby Howlwadaag neighborhood, said she saw five bodies lying on the ground as she was hit. “I am lucky I survived,” she said in an interview. Sources from Lifeline Africa, an emergency volunteer ambulance organization, said that more than 20 dead bodies and 60 wounded were collected from the Howlwadaag and Hodan neighborhoods. Mortars fired by Shabab, which has been linked to Al Qaeda, also struck an African Union peacekeeping base at the airport, officials said. Somalia’s transitional government is facing intense resistance from insurgent groups trying to overthrow it and introduce strict Sharia law in the country. African Union troops in Somalia are protecting the transitional government. Insurgents have relentlessly been attacking them, often with suicide bombs, mortars and roadside explosives. Somalia has been without a functional central government since 1991, when clan militias ousted the country’s last central government and then turned on one another. Quote Share this post Link to post Share on other sites