Dhubad. Posted January 14, 2007 Observe these two articles supposedly reported by two different websites( PuntladPost & Somaliwayne) and two different news reporters and yet they are same strange. Here are the articles: Somaliwayne C/llaahi Yuusuf iyo Gen. Morgan oo Villa Somalia kulan ku yeeshay Somaliweyn Media Center (SMC) Muqdisho 14/01/07 Madaxweynaha Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa maanta kulan kula qaatay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ee Villa Somalia Gen, Maxamed Siciid Xirsi (Morgan). Kulankaan oo la sheegay inuu ahaa mid ay albaabbadu u xiran yihiin ayaanay jirin cid sid dhab uga hadli karta waxa ay kaga wadahadleen Madaxweynaha Soomaaliya, waxaana saxaafadda loo diiday in wax war ah laga siiyo kulankaas. Madaxweynaha Soomaaliya oo baryahaan waday inuu kulammo gaar gaar ah la qaato Cuqaasha, Waxgaradka, Saraakiisha, Siyaasiyiin iyo Culummada Soomaaliyeed ayaa kulankaan waxaa la sheegay inuu kuwaas qayb ka yahay. Ilo wareedyo ku sugan Madaxtooyada ayaa sheegaya in kulankaan ay kaga wada hadleen Madaxweynaha Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed iyo Gen. Morgan xaaladda dalka uu maryo iyo sida loogu baahan yahay in saraakiishii hore ee Dowladda ay kaga qaybgalaan ammaan ku soo celinta Muqdisho iyo guud ahaan dalka Soomaaliya. Gen. Morgan ayaa ku sugnaa Magaalada Muqdisho muddo dheer, waxaana uu ka mid ahaa xubno dhowr ah oo ay Maxkamadaha kala tashan jireen xaaladaha Milateri, marka ay doonayaan inay deegaan ka mid ah Soomaaliya dagaal ku qaadaan. Maxamuud Axmed Xasan Xuurshe xuurshe114@hotmail.com Puntladpost UQDISHO: Madaxweyne Yuusuf oo maanta kulan gaar ah la qaatay Gen. Maxamed Siciid Xirsi (Morgan) Posted to the Web Jan 14, 13:25 Muqdisho (PP) - Madaxweynaha Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa maanta kulan kula qaatay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ee Villa Somalia Gen, Maxamed Siciid Xirsi (Morgan). Kulankaan oo la sheegay inuu ahaa mid ay albaabbadu u xiran yihiin ayaanay jirin cid sid dhab uga hadli karta waxa ay kaga wadahadleen Madaxweynaha Soomaaliya, waxaana saxaafadda loo diiday in wax war ah laga siiyo kulankaas. Madaxweynaha Soomaaliya oo baryahaan waday inuu kulammo gaar gaar ah la qaato Cuqaasha, Waxgaradka, Saraakiisha, Siyaasiyiin iyo Culummada Soomaaliyeed ayaa kulankaan waxaa la sheegay inuu kuwaas qayb ka yahay. Ilo wareedyo ku sugan Madaxtooyada ayaa sheegaya in kulankaan ay kaga wada hadleen Madaxweynaha Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed iyo Gen. Morgan xaaladda dalka uu maryo iyo sida loogu baahan yahay in saraakiishii hore ee Dowladda ay kaga qaybgalaan ammaan ku soo celinta Muqdisho iyo guud ahaan dalka Soomaaliya. Gen. Morgan ayaa ku sugnaa Magaalada Muqdisho muddo dheer, waxaana uu ka mid ahaa xubno dhowr ah oo ay Maxkamadaha kala tashan jireen xaaladaha Milateri, marka ay doonayaan inay deegaan ka mid ah Soomaaliya dagaal ku qaadaan. Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu E-mail: puntlandpostmog@hotmail.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Allamagan Posted January 14, 2007 Dhubad I guess that is typical somali hanti-wadaag. I dont think one can find the word plagiarism in the somali dictionary. Surely, one of these guys is the culprit, the damn plagiarist. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Castro Posted January 14, 2007 Either Somaliweyn is Buntland post or Maxamed Xuseen Jantiile is the same person as Maxamuud Axmed Xasan Xuurshe. Email them to find out what they think of this. Quote Share this post Link to post Share on other sites