Sign in to follow this  
Meiji

Mogadishu Update: Clan Aspect of the conflict

Recommended Posts

Meiji   

Ciidamo daacad u ah Madaxweyne Shariif oo isku wareejiyay W/Muqdisho iyo Xaalada oo caawa degan.

 

 

Xaaladda Magaalada Muqdisho ayaa caawa degan, kadib dagaalo,iyadoo degaanadii Labadan maalmood ugu dambeeyay dagaalada ka socdeen caawa u muuqdan kuwa is bedel ku yimid.

 

Gacan ku haynta degaanadii ay joogi jireen Maleeshiyaadkii daacada u ahaa wasiirka Arrimaha Gudaha C/qaadir Cali Cumar ayaa caawa waxaa ku hoyday Maleeshiyaadka Alshabaab iyo kuwa Xisbul Islaam.

 

Sida Shiirkole,Xeradii Guulwadayaasha,Wasaa raddii Gaashandhigga iyo Garoonka Stadio Muqdisho waxaa ku sugan Maleeshiyaadka Shabaab iyo Xisbul Islaam,waxaana meesha ka baxay Maleeshiyaadkii ku heybta ahaa Wasiirka Arrimaha Gudaha oo dhulkaas iyaga haystay markii hore.

 

Laakiin Xaafadda Fagax,Ceel tuba weyne,Saldhigga Yaaqshiid,Suuq Bacaad oo shalay ilaa iyo xalay ku dagaalamayeen Shabaab,Xisbul Islaamka oo wada socda iyo Ciidamada Dowladda iyo Maxkamadaha Islaamiga ayaa caawa waxa si buuxda gacanta ugu haaya Maleeshiyaad daacad u ah Madaxweynaha Dowladda KMG ah, kuwaas oo difaac kaga jira Baar Ayaan,Hotel Towfiiq, iyo Suuqa Towfiiq.

 

Wararka qaar ayaa sheegaya in Goobaanle oo watay Ciidamada is dhiibay ay heshiis hoose la galeen dhinaca Xisbul Islaam ee Sheekh Xasan Dahir hogaamiya, waxaana Goobaanle oo ku beel hoose ah Xasan Dahir la sheegay inuu khiyaanay Madaxweyne Sheekh Shariif oo uu si weyn u taageersanaa.

 

Dadka qaar ayaa shaki weyn ka bixiyay, qaabka uu dagaalka isu rogay, meelo qaarna iyadoo aan dagaal dhicin lagula wareegay, xilli dagaal faraha looga gubtay oo manta oo idil ka dhacayay Degmada Yaaqshiid.

 

 

Hooyga wararka Somaliyed

www.Jowhar.com

Jowharcom@hotmail.co m

Jowharcom@gmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

That explains why tikniko's and more than 50 fighters of ICU switched sides to Xisbi Islam/Alshabab.

 

Also, that explains why Suuq Bacaad/Yaaqshid had been cleared from Alshabab/Xisbi Islam and pushed back to Stadium Mogadishu.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this