Saalax Posted December 25, 2009 Munaasibad lagu xusayey sooyaalkii taariikheed ee Madaxweynihii ugu horeeyey Jamhuuriyada somalilland, isla markaana ahaa Gudoomiyihii ururkii Dib u xoreynta Somaliland ee SNM Marxuun Cabdiraxmaan Axmed Cali [Cabdiraxmaan Tuur] Oo Hargeysa Lagu Qabtay + SAWIRO 25 Dec 2009 Hargeysa (OWN)-Munaasibad lagu xusayey sooyaalkii taariikheed ee Madaxweynihii ugu horeeyey Jamhuuriyada somaliland, isla markaana ahaa Gudoomiyihii ururkii Dib u xoreynta Somaliland ee SNM kuna guuleystay qabsashadii Somaliland Marxuun Cabdiraxmaan Axmed Cali [Cabdiraxmaan Tuur] Full Article. http://oodweynenews.com/display_page.php?articleid=13221 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 26, 2009 Yes indeed they where great men may Allah bless both of their souls Qabriga na ha uu nuuro Quote Share this post Link to post Share on other sites
juma-nne Posted December 26, 2009 waxaanu nagafogeeye dagaalkii, oo ugeeye Muqdisho isaga uu isticmaaley khibradiisii xaga siyaasadeed :confused: :confused: ] What a moron. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 26, 2009 Juma Nne dee so mujaheed maha Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 26, 2009 Allah ha u naxariisto madaxweynayaashii Somaliland Quote Share this post Link to post Share on other sites
Libaax-Sankataabte Posted December 26, 2009 Ilaahay ha u naxariisto. Quote Share this post Link to post Share on other sites
juma-nne Posted December 26, 2009 by Xaaji X Juma Nne dee so mujaheed maha I agree Abdiraxmaan Tuur was an SNM leader but dont forget he ended up Pro;Somaliweyn. All in All I was not refering to Late Abdirahmaan Tuur but after reading the article I couldnt Believe what That Ucid Guy was saying in reference to Tuur taking the war to Mogadishu. Quote Share this post Link to post Share on other sites