Dr Ligle Posted August 29, 2009 Puntland oo laga bilaabay Xog ururin ku saabsan Awoodaha Dawladaha Hoose ee Degmooyinka. (Bosaaso, August 28, 2009 Ceegaag Online) Wasaaradda Arrimaha Gudaha,Dawladaha hoose iyo Horumarinta Reer miyiga ee Puntland ayaa bilawday Barnaamij xog ururineed oo lagu awoodaynayo Dawladaha hoose ee Degmooyinka Puntland waxaana Barnaamijkaani loogu magacdaray(Capacity assesment) waxaana kala kaashanaya Ha'adaha QM sida,UNHABITAT,UNDP, UNCF. Barnamajkaan ayaa waxaa laga soo bilaabay Magaaladda Bosaso waxaana la keenay sidoo kale Garowe iyo Qardho iyadoo Barnaamijkaani yahay mid lagu tayaynayo waaxyaha Dawladaha Hoose ee Puntland sida,Caafimaadka,Isg aarsiinta iyo kor uqaadida Arrimaha Bulshada hadaba waxaan wax ka waydiiyay sida Barnaamijkaani u socdo Agaasimaha W/Arrimaha Gudaha waaxdeeda Qorshaynta Maxamed Cali nuur(Jubba) "Barnaamijkaan waxaa hogaaminaysa Wasaaradda Arrimaha gudaha waxaana kala kaashanaya Ha'adaha QM waxaana horay uga soo fulinay Garowe,Bosaso,Qardho hadana waxaan gaarsiinaynaa,Gaalka cyo iyo Buuhoodle si loo ogaado xadidka awoodaha Dawladaha Hoose ee Deegaanadaasi". Marka la isku soo xooriyo Barnaamijkaani lagu tayaynayo Dawladaha Hoose ee Puntland ayaa u muuqda inuu qayb ka noqonayo Barnaamij ay wado QM oo laga fulinayo Somaliland iyo Puntland kaasi oo lagu awoodaynayo Hanaanka Maamulwanaaga. You can view the round-table discussion below. Unfortunately I couldn't post the images because the image is wrapped in paranthesis like this() and the ubb code doesn't allow it. Source:http://www.ceegaag.c om/Qoraalada/2009/Au g%202009/puntland_oo _laga_bilaabay.htm Excellent job Puntland reforming the district administrations in number of city and the way they handle and serve their towns!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
GAAROODI Posted August 30, 2009 good luck. administer this. http://www.worldbiki ng.info/updates/img_ 1591desert%20maurita nia.jpg most of puntland is like this, there is nothing to administor.I think its an easy job, thats why they head for the hills when the somaliland mechanised devision comming. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr Ligle Posted August 30, 2009 Gaarodi, somaliland just come as refugees to bossaso, infact 28000 are registered in bossaso camp as we speak. That is all you are good at, just begging!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
GAAROODI Posted August 30, 2009 looool, saxib http://www.youtube.c om/watch?v=GXMlf1DYC 6M Saxib a few facts, somaliland has the number one economy of any somali territory, has a stable currency look at my wealth, the number of cars in my country are in parralel with the people, my buildings are 12-14-16 story high, my army is the number one army.The largest somali companies are own in somaliland. Dallo,Dahabshill, 571. The difference between me and you is that i am content with the achievements that my country has made and i dont need bull--- to make me feel better. http://www.youtube.c om/watch?v=B37wonlfT 14 LOOK AT MY WEALTH, LOOK AT MY POWER LOOK AT MY NATION. LOOOOOOOOOOOOL, AND TELL ME WHO THE REAL BEGGER IS. looooooooooooooooooo l Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr Ligle Posted August 30, 2009 Gaarodi if what u said had a pinch of truth, 28000 slanders wouldn't be sitting bossaso refugee camp!!! Anyways you got more internal issues to deal with, you have habashi soldiers coming to hargeysa if snm dares to fight rayale. Ethiopia just gave their boy rayale that assurance!!! HAHAHAHAHAHAHAHA...y our done and smoked!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted August 30, 2009 ^Ramadan waaye, give it rest guys midakale walaalkaa god ha,uqodin but if you do, make sure inoo aheen god dheer, there's good chance you may fall in it too! Quote Share this post Link to post Share on other sites
GAAROODI Posted August 30, 2009 LOOOOOOOOOOOOOL, TAKE CARE, WALAHI I REALLY FEEL FOR YOU. Quote Share this post Link to post Share on other sites