Sign in to follow this  
osman_nz

Burco Online Busted For False Reporting

Recommended Posts

osman_nz   

PUNTLAND OO CALAN CUSUB SAMAYSATAY KANA GO,AYSAA SOMALIA‏

 

calan.jpg

 

Burco (BuraoOnline) 9.06.09 WARAR AANU KA HELAY XARUNTA MAAMUL GOBOLEEDKA EE PUNTLAND KANA MID DALKA SOMALIA AYAA TIBAAXAYAA IN MAAMULKA KA TALIYAA HALKAAS U QORSHAYNAAYO IN WADANKII SOMALIA U KATIRSANAA KA BAXO, KUNA DHAWAAQO DAL KA BADAX BANNAAN DALKA SOMALIA. WAXAANA DASTUUR CUSUB OO PUNTLAND SAMAYSAATAY DHAWAAN OO MAAMULKA PUNTLAND EE FAROOLE HORMOOD KA YAHAY DHIGAYAA IN PUNTLAND ASTAAMAHA DAWLADEED LAGA HIRGELIYO HALKAASNA CALAN CUSUB LAGA TAAGO XARUMAHA MAAMULKA PUNTLAND EE GAROOWE.

 

 

WAA MARKII UGU HORAYSAY MAAMUL GOBOLEEDKA PUNTLAND KUDHAWAAQO IN SOMALIA KA GOSTAY, WAXAANA SIDA WARAR DHEERI AHI SHEEGAYAAN IN WAX RAJO AH AANU MAAMULKAASI KA QABIN IN WADANKII SOMALIA LAYSKU ODHAN JIRAY IN MARUUN DIB USONOLAANAYO, TAASAY KU MICNEYEEN DADKA REER KONFUREEDKA SIBA EE BEESHA ****** ANAY HABAYARAATE OGOLAYN WAX LA DHAHO SOMALWEYN IYO IN AY TAABO QAATO, SIDAAS AWGEEDNA MAR WALBA BURBURINAYSO MAAMUL IYO KALA DANBAYN KASTA OO CAALAMKU U SAMEEYO SOMALIA.

 

MAAMULKA PUNTLAND OO KUKOOBAN WAKHTIGAN XAADIRKA QABIIL KALIYAA, ISLA MARKAASNA DHIBAATOOYIN DHINACA AFDUUBKA MARAAKIIBTA CAALAMKA EE BADA LAGA AFDUUBO CIRKA ISKU SHAREERAY IYO AMAANKA MAAMULKA HALKAAS OO AAD ULIITA OO DILKA IYO BOOBKA DADKA AAN WAXBA GALAABSAN MAALIN WALBA LAGULA KACO.

 

QORSHAHAN PUNTLAND AYAA KA HOR IMANAAYO AXDIYO BADAN AYKALA SAXEEXDEEN DAWLADA SHIIKH SHARIIF IYO MAAMULKA PUNTLAND LAGUNA SAXEEXAY JABUUTI MARKII LAGU DHISAAYAY DAWLADA KULMEEL GAADHKA EE SHIIKH SHARIIF HORMOODKA KA YAHAY ILAA IYO IMIKAN DAWLADA TABALAYSAN EE SHIIKH SHARIIF SHIIKH AHMED WAX WARA LAGAMA HAYO ARINTAAS KU AADAN IYO MOOQIFKA KA QAADAN LAHAYEEN ARINKAN.

 

ADAN ISMACIIL

BURCO

 

BuraoOnline

Source:http://www.buraoonli ne.tk/

 

What sort of garbage reporting is this? Puntland is now an indepedent country just because we have new flag and anthem? For all those somalis this is just classical case of seeing the propaganda sland reads to other slanders..

 

Totally false misleading information, and puntland is not indepedent country and is still apart of the federal government and will remain a regional administration with it's own flag and anthem.

 

Kind of like the uk-system where their is england,scotland, northern ireland, and wales which fall under 1 uk government with 4 separate regional administration.

 

Puntland views somalia in the way and will forever support this system. But i posted this article to show you how false reporting these people are and the only news-media u can trust is puntland news media..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this