Xaaji Xunjuf Posted July 4, 2009 War deg deg ah:Xarunta Madaxtooyada Villa Somaliya oo agagaarkeeda dagaal ka socdo iyo duqayn ba'an. Warkii 03-Jul-2009 iyo Qormadii: News Waxaa caawa ka socda magaalada muqdisho dagaaladii ugu darnaa,iyadoo gacanta la isula tegay,iyadoo dagaalada ay ku sii siqayaan dhianca xarunta dawladee Villa Soomaaiya oo uu degan yahay madaxweyne Shariif iyo weliba ciidamada Yugaandhiiska ah ee xaruntaas ilaalada ka haya. Dagaalkan oo u dhexeeya ciidanka Al-shabaab Al-Mujaahidiin iyo Xizbul Islaami iyo kuwa DFKM oo ay kaabayaan kuwa AMISON ayaa ku sii fidaya marba marka ka danbeeya xaafado hor leh,dagaalkaasoo saaka ka biowday degmooyinka Shibis iyo C/casiis,bale caawa ku sii siqaya dhinaca Xamar-Weyne iyo Shangaani,iyadoo ay xoogaga dawlada ka soo horjeedaa isku dayayaan inay kala gooyaan dekeda iyo madaxtooyada,iyadoo la filayo inay dekeda ka soo degaan ciidamo iyo hub u socda dawlada ku-meelgaadhka ah. Magaalada Muqdisho ayaan caawa la seexan iyadoo ay magaalada laga seexan la yahay sawaxanka madaafiicda ay ridayaan ciidama Aminson,kuwaasoo si darndoori ah ugu soo dhacaya xaafadaha waqooyiga Muqdisho,sida Kaaraan iyo Shibis. Ilaa iyo hadlama ogaan karo khasaaraha ka dhashay dagaaladan lagu riiqday,waagu haduu baryose wararka oo faahfaahsan ha ka fogaan Afnugaal.com Afnugaal News Desk,Muqdisho Quote Share this post Link to post Share on other sites
ANWAR Posted July 4, 2009 DONT GIVE US FALLS STORY^^¨ AND WERE IS LINK Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hassan6734 Posted July 4, 2009 What rubbish the al-shaytaans are just slaughtering the people. They been telling the people lies for over 2 months that they are close to capturing villa somalia but all they are doing is destroying mogadishu and killing many people day and night without mercy. Quote Share this post Link to post Share on other sites
sool_boy Posted July 4, 2009 infact the only think stoping them is ugandese army... sharif soldiers are not match. Quote Share this post Link to post Share on other sites