Jacaylbaro Posted June 22, 2009 Dowladda Wadanka Switzerland ayaa megengelyo siyaasadeed siisay Guddoomiyihii hore ee G/Banaadir Maxamed Cumar Xabeeb (M/Dheere), waxaana Maxamed Dheere la sheegayaa inuu haatan ku sugan yahay dalkaasi. Wararku waxay intaasi ku darayaan in Maxamed Cumar Xabeeb (M/Dheere) uu sii joogi doono labada sano ee soo socota dalka Switzerland, hase yeeshee lama sheegin inuu wadankaasi ka tegayo iyo in kale, waxaana la sheegayaa in Guddoomiyihii hore ee G/Banaadir Maxamed Dheere ay la socdaan in ka badan shan xubnood oo ka tirsan eheladiisa, kuwaasi oo iyana qeyb ka ah wafdiga M/Dheere la socda ee iyana megengelyada siyaasadeed la siiyay. Dhinaca kale dadweyne aad u fara badan ayaa saakay isugu soo baxay degaanka ceelasha biyaha, kuwaasi oo dowladda wadanka Switzerland ka dalbaday inay ka noqoto go'aankeeda ay megengelyada siyaasadeed ugu fidisay Maxamed Cumar Xabeeb (M/Dheere), iyagoona sheegay inuu ahaa mas'uulkii u horseeday dhibaatada iyo barakaca la soo gudboonaaday . Dibadbaxayaasha ayaa ka cabanaayay sidoo kale muddo sagaal bilood ah oo aan la siinin wax raashin ah, tan iyo markii ciidamada Itoobiyaanka ah ay ka soo saareen degaanadooda, waxayna sheegeen in arrinaasi barakacooda la xiriirta uu sabab u ahaa maamulkii hore ee G/Banaadir oo madaxda uu ka ahaa Maxamed Cumar Xabeeb (M/Dheere). Kaamamka Baar Magoog iyo Hab Wanaag oo ay ku jiraan barakacayaal fara badan ayaa madaxdoodii ka hadashay isu soo baxaasi, iyadoo Guddoomiyaha kaamka Baar Magoog C/llaahi Daahir Diini uu shaaca ka qaaday inaysan weli wax gargaar ah soo gaarin kaamka uu maamulo. Sidoo kale Guddoomiyaha 105-Kaam Sheekh C/Nuur Axmed Cali (Sheekh Macruuf) waxa uu isna shaaca ka qaaday in kaamamka uu mas'uulka ka yahay dadka ku jira ay la liitaan caafimaad xumo iyo nafaq darri, isla markaana aysan jirin waxbarasho laga saacido caruurta halkaasi ku jirta. Tallaabada Dowladda Switzerland ayaa noqoneysa tallaabadii ugu horeysay oo megengelyo siyaasadeed siisa shaqsiyaadka iyo hormuudka siyaasadda dalka hoggaamiya, inkastoo la filayo in dalal kalena ay iyana megengelyo siyaasadeed u fidiyaan hoggaamiyayaal siyaasadeed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted June 22, 2009 hee maxaad ku qoslaysaa ,, miyuu ku ag fadhiyaa ? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted June 22, 2009 Originally posted by Jacaylbaro: hee maxaad ku qoslaysaa ,, miyuu ku ag fadhiyaa ? Maya ...kuwa kale oo raba in ay tahriban aya i ag fadhiya. Muse Sudi ayad ka taqan... Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted June 22, 2009 ^^^Sharif Amxaar & Adan Madobe are in worse position , tell my ina adeer Omar to stay away. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted June 22, 2009 Originally posted by Juje: quote:Originally posted by Jacaylbaro: hee maxaad ku qoslaysaa ,, miyuu ku ag fadhiyaa ? Maya ...kuwa kale oo raba in ay tahriban aya i ag fadhiya. Muse Sudi ayad ka taqan... Waar inaadeerow bal odaygaasna meel uun ha loo raadiyo ... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhubad. Posted June 22, 2009 ^lol @ Meel un haloo raadiyo. Walee ragii rag ahaa waxbaa helay! Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted June 22, 2009 Cumar Finnish iyo Qanyare ayaa lagu sheegaay iney u dhoofeen Paraguay, website Soomaali ah ayaan ka akhrinayey maalin dhaweed, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted June 22, 2009 Originally posted by General Duke: ^^^Sharif Amxaar & Adan Madobe are in worse position , tell my ina adeer Omar to stay away. Thank you for your concern - 'your ina adeer' Omar is fulfilling his responsibilities and is never a coward who turns away from situations whether they are bleak or worse. He is adamant to straighten and solve the dire issues and Insha Allah he will do so. And yes, what ever this admin is he is part and parcel of it. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted June 22, 2009 mar hadii xilkii warlord nimada ku wareejiyeen wadaaddii dee meesha waxba uma yaalaane ,,,, iyaguna meelahaasay geli, hawshiina halkii baa laga sii wadi ... Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted June 22, 2009 Thank you for your concern - 'your ina adeer' Omar is fulfilling his responsibilities and is never a coward who turns away from situations whether they are bleak or worse. He is adamant to straighten and solve the dire issues and Insha Allah he will do so. And yes, what ever this admin is he is part and parcel of it. Agreed with everything except the last line, how dare you compare Omar AbdiRashid Sharmarke to Sharif Amxaar, Ibbi, I sold the sea Abdishakur and others? How dare you :mad: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peace Action Posted June 22, 2009 Actually not a bad move. If we can send all the worlords to overseas including shabaab Somalia will become peaceful. Who will take shabaab? I have no idea. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted June 22, 2009 you can send them to Afghanistan ... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted June 22, 2009 Originally posted by Peace Action: Who will take shabaab? I have no idea. Duke aya meel u radradinaya , so we wait to hear from him... Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted June 22, 2009 ^^^You are the one who used to demonstarte on their behalf to liberate the country, now you want the Ethiopoians to liberate you from Al Shabaab. Quote Share this post Link to post Share on other sites