General Duke Posted September 18, 2005 Maxamed Dheereâ€C/qaasim ayaa ka dambeeya shirarkan ka socda Muqdisho, waana la og yahay C/qaasim dadkiisa dhibaatada ay dadka ku hayan†Guddoomiyaha Guddiga Siyaasadda Gobolka Shabeelaha Dhexe Maxamed Cumar Xabeeb (M.Dheere) ayaa ku eedeyay Madaxweynihii hore ee Dowladdii KMG Carte lagu soo dhisay Dr C/qaasim Salaad Xasan inuu sabab u yahay shirarka ka socda Magaalada Muqdish iyo weliba kan dhawaan la filayo inuu ka dhaco degaanka Balcad. “C/qaasim waxaan leeyahay faraha ha kala baxo arrimaha Dowladda Federaalka ka dhaxeeya, waan og nahay in shirkii Baraawe ka dhacay C/qaasim ka dambeeyo, kuwa hadda ka socda Muqdisho iyo midka Balcad-na isaga ayaa sabab u ah qabanqaabadiisuâ€ayuu yiri Maxamed Dheere oo ah martigeliyaha Dowladda Federaalka Soomaaliya. Maxamed Dheere ayaa ku eedeyay C/qaasim iyo dadkiisaba inay dhibaato ku hayan dalka Soomaaliya, sidaas darteedna loo baahan yahay in laga taqaluso waa sida uu yiri Maxamed Dheere. Hadalka Maxamed Dheere ayaa ah mid qeyb ka ah dagaalka Siyaasadeed ee ay isku hayan Siyaasiyiinta Soomaalida, in kastoo hadda muranka Siyaasadeed uu yahay Labo qayb oo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya,wallow Maxamed Dheere uusan ka mid ahayn Labada gole ee Dowladda Federaalka. Eedeynta Maxamed Dheere ka soo yeertay ayaa wax war ah ka soo saarin C/qaasim Salaad Xasan oo haatan ku sugan Magaalada Muqdisho, sidoo kale Saraakiisha C/qaasim oo aan la xiriirnay ayaa waxay diideen inay ka hadlaan hadalka Maxamed Dheere. Nuuradin Macalin Mukhtaar (Dinow) nuradin007@hotmail.com Xafiiska Midnimo ee Muqdisho Soomaaliya Midnimo Information Center wararka@midnimo.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Young Jeezy Posted September 18, 2005 This dude is not even hiding it. He needs politics 101. Alliances change all time so he shouldn't be so forward like that. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jumatatu Posted September 18, 2005 ^^Sxb am not suprised with him, am more suprised with the individual making a big deal of Mohamed Dhere's words. But then I realised they share a common factor which is 'lost in space' and not having the ability to differentiate amid the wrong and the right. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted September 18, 2005 ^^^ Mohamed Dheere told the truth about Abdiqasin and his little atatempt at playing ball. As for "wrong and right", supporting the vampires of Barava, defending roadblock owners and scrap-merchants and blaming all ills on others is virtues to say the least... Quote Share this post Link to post Share on other sites