General Duke Posted August 14, 2009 Ergayga Dalka Finland u Qaabilsan Geeska Afrika oo Booqasho Ku Tegay Puntland (Sawiro) August 14, 2009 · Comments (1) Pekka Haavisto oo ah Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Dalka Finland islamarkaasna ah ergayga gaarka ah ee u qaabilsan Finland Arimaha Geeska Afrika ayaa booqasho ku jooga Dawladda Puntland ee Soomaaliyeed. Pekka Haaviso waxaa booqashadiisa ku weheliyey Safiirka Dawladda Soomaaliya u fadhiya dalka Finland Ambassador Cali Qaasim. Booqashada Pekka Haavisto ayaa la xiriirta in uu u kuurgalo xaaladda Puntland, sidii dawladaha Yurub ay qayb uga qaadan lahaayeen dib u dhiska hay’adaha dawliga ah iyo deeqaha bini’aadanimo, isla markaasna waxa lagu wadaa in uu warbixin ku saabsan Puntland uu siiyo Baarlamaanka Finland. Wefidgan ayaa kulan kula qaatey Madaxweynaha Puntland mudadii uu ku sugnaa Caasimadda Puntland ee Garoowe, waxaana kulan kaas looga hadley, sidii midowga Yurub wax ula qaban lahaayeen Puntland, sidoo kale madaxweynaha Dawladda Puntland ee Soomaaliyeed ayaa warbixin balaaran wefdiga siiyey taas oo ku saabsan xaaladda Puntland iyo isbedelkii u danbeeyay, sidoo kale waxa wefdigu uu booqasho ku tegay Kuliyada Tababarka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee Carmo, halkaas oo lagu tababaro Ciidanka Booliska Soomaaliya. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted August 14, 2009 Wefidga ayaa sidoo kale kulmo kala gedisan la qaatey dhamaan maamulada Gobolada,laamaha amniga iyo waxgaradka Puntland, kulamadaas ayaa ku soo dhamaadey guul iyo is faham. Ka hor intaan Ergayga gaarka ah ee Geeska Afrika Xildhibaan Pekka Haavisto aanu ka bixin Finland waxaa codsi u gudbiyey Boqor Cabdullaahi Boqor Muuse oo ku sugan dalka Finland boqorka ayaa ka codsadey in ay booqasho ku tagaan Puntland isla markaasna wax la qabtaan maamulka Puntland. Safiirka Dalka Soomaaliya u fadhiya Finland Ambassador Cali Qasim ayaa door muhim ah ka qaatey sidii wefdigan uu ku tegi lahaa Puntland oo ka tirsan Dalwadda Federaalka. Isku soo duuboo waa markii u horeysey oo xildhibaan ka socda dalka Finland isla markaasna ah ergayga gaarka ah ee Geeska Afrika uu booqdo Dawladda Puntland ee Soomaaliyeed. Subscribe Now Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted August 14, 2009 Wefidgan ayaa kulan kula qaatey Madaxweynaha Puntland mudadii uu ku sugnaa Caasimadda Puntland ee Garoowe, waxaana kulan kaas looga hadley, sidii midowga Yurub wax ula qaban lahaayeen Puntland, sidoo kale madaxweynaha Dawladda Puntland ee Soomaaliyeed ayaa warbixin balaaran wefdiga siiyey taas oo ku saabsan xaaladda Puntland iyo isbedelkii u danbeeyay, sidoo kale waxa wefdigu uu booqasho ku tegay Kuliyada Tababarka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee Carmo, halkaas oo lagu tababaro Ciidanka Booliska Soomaaliya. [View with PicLens] Wefidga ayaa sidoo kale kulmo kala gedisan la qaatey dhamaan maamulada Gobolada,laamaha amniga iyo waxgaradka Puntland, kulamadaas ayaa ku soo dhamaadey guul iyo is faham. Ka hor intaan Ergayga gaarka ah ee Geeska Afrika Xildhibaan Pekka Haavisto aanu ka bixin Finland waxaa codsi u gudbiyey Boqor Cabdullaahi Boqor Muuse oo ku sugan dalka Finland boqorka ayaa ka codsadey in ay booqasho ku tagaan Puntland isla markaasna wax la qabtaan maamulka Puntland. Safiirka Dalka Soomaaliya u fadhiya Finland Ambassador Cali Qasim ayaa door muhim ah ka qaatey sidii wefdigan uu ku tegi lahaa Puntland oo ka tirsan Dalwadda Federaalka. Isku soo duuboo waa markii u horeysey oo xildhibaan ka socda dalka Finland isla markaasna ah ergayga gaarka ah ee Geeska Afrika uu booqdo Dawladda Puntland ee Soomaaliyeed. Subscribe Now [/QB] Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted August 14, 2009 [The MP with the President &VP having lunch[/b] Quote Share this post Link to post Share on other sites
GAAROODI Posted August 14, 2009 look at this finish dude..? DID YOU SEE ANYTHING MUCH? "im im sorry i'm still amazed i gotta outa there in one piece, i was excepting to be kidnapped and ransomed by pirates, yaaaaaah". looooooooooooooool ! Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted August 14, 2009 Carmo Police camp Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted August 14, 2009 With Governor of Bari & Mayor of Bossaso Quote Share this post Link to post Share on other sites
MZanzi Posted August 15, 2009 ^^Odayga kursi u kufadhisto ma lo waayay dhagaxa asaga kudul fadhiye Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted August 15, 2009 The Finish delegation were impressed with the peace and development of Puntland. It was a sucsess. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted August 16, 2009 Originally posted by Fu-Fu: ^^Odayga kursi u kufadhisto ma lo waayay dhagaxa asaga kudul fadhiye Taasi waa su'aal meesha ku jirta. Quote Share this post Link to post Share on other sites
MZanzi Posted August 16, 2009 may be the old man was trying to be in the picture marka dhagaxa ayu ka boos qaatay Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted August 17, 2009 The important thing to note here is that the trip was a success and that the delegation are going back with their findings to Finland. Quote Share this post Link to post Share on other sites