Sign in to follow this  
General Duke

Delegation from Finland tour Puntland state PICS

Recommended Posts

Ergayga Dalka Finland u Qaabilsan Geeska Afrika oo Booqasho Ku Tegay Puntland (Sawiro)

August 14, 2009   ·   Comments (1)

Pekka Haavisto oo ah Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Dalka Finland islamarkaasna ah ergayga gaarka ah ee u qaabilsan Finland Arimaha Geeska Afrika ayaa booqasho ku jooga Dawladda Puntland ee Soomaaliyeed.

Pekka Haaviso waxaa booqashadiisa ku weheliyey Safiirka Dawladda Soomaaliya u fadhiya dalka Finland Ambassador Cali Qaasim.

Booqashada Pekka Haavisto ayaa la xiriirta in uu u kuurgalo xaaladda Puntland, sidii dawladaha Yurub ay qayb uga qaadan lahaayeen dib u dhiska hay’adaha dawliga ah iyo deeqaha bini’aadanimo, isla markaasna waxa lagu wadaa in uu warbixin ku saabsan Puntland uu siiyo Baarlamaanka Finland.

Wefidgan ayaa kulan kula qaatey Madaxweynaha Puntland mudadii uu ku sugnaa Caasimadda Puntland ee Garoowe, waxaana kulan kaas looga hadley, sidii midowga Yurub wax ula qaban lahaayeen Puntland, sidoo kale madaxweynaha Dawladda Puntland ee Soomaaliyeed ayaa warbixin balaaran wefdiga siiyey taas oo ku saabsan xaaladda Puntland iyo isbedelkii u danbeeyay, sidoo kale waxa wefdigu uu booqasho ku tegay Kuliyada Tababarka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee Carmo, halkaas oo lagu tababaro Ciidanka Booliska Soomaaliya.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Wefidga ayaa sidoo kale kulmo kala gedisan la qaatey dhamaan maamulada Gobolada,laamaha amniga iyo waxgaradka Puntland, kulamadaas ayaa ku soo dhamaadey guul iyo is faham.

Ka hor intaan Ergayga gaarka ah ee Geeska Afrika Xildhibaan Pekka Haavisto aanu ka bixin Finland waxaa codsi u gudbiyey Boqor Cabdullaahi Boqor Muuse oo ku sugan dalka Finland boqorka ayaa ka codsadey in ay booqasho ku tagaan Puntland isla markaasna wax la qabtaan maamulka Puntland.

Safiirka Dalka Soomaaliya u fadhiya Finland Ambassador Cali Qasim ayaa door muhim ah ka qaatey sidii wefdigan uu ku tegi lahaa Puntland oo ka tirsan Dalwadda Federaalka.

Isku soo duuboo waa markii u horeysey oo xildhibaan ka socda dalka Finland isla markaasna ah ergayga gaarka ah ee Geeska Afrika uu booqdo Dawladda Puntland ee Soomaaliyeed.

Subscribe Now

[View with PicLens]

Subscribe Now [/QB]

Share this post

Link to post
Share on other sites
GAAROODI   

look at this finish dude..?

DID YOU SEE ANYTHING MUCH?

"im im sorry i'm still amazed i gotta outa there in one piece, i was excepting to be kidnapped and ransomed by pirates, yaaaaaah".

looooooooooooooool !

Share this post

Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Originally posted by Fu-Fu:

hpim1325.jpg

^^Odayga kursi u kufadhisto ma lo waayay dhagaxa asaga kudul fadhiye

Taasi waa su'aal meesha ku jirta.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this