Sign in to follow this  
Jacaylbaro

No Cafis For he Argagixiso

Recommended Posts

Hargeysa (Somalilandnation)- War maanta si rasmi ah uga soo baxay Xafiiska Xeer Ilaalinta Qaranka ayaa lagu sheegay in Madaxweynaha JSL Mudane Daahir Rayaale Kaahin uu ka noqday cafiskii uu hore ugu fidiyay Maxaabiistii Argagaxisada u xidhnayd.

 

Maxaabiista Argagaxisada ayaa hore xukuumada Somaliland ugu xukuntay Dil iyo Xabsi daa’im , hase yeeshee Madaxweyne Rayaale ayaa cafis khafiifin ah u fidiyay Maxaabiista, iyadoo wixii dil lagu xukumay loogu bedelay xabsi daa’in.

 

Argagaxisada hadda xidhan ayaa hore waxa ay Somaliland uga fuliyeen falal argagaxiso.

 

[ November 04, 2008, 12:14 AM: Message edited by: Libaax-Sankataabte ]

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this