Jacaylbaro Posted November 4, 2008 Hargeysa (Somalilandnation)- War maanta si rasmi ah uga soo baxay Xafiiska Xeer Ilaalinta Qaranka ayaa lagu sheegay in Madaxweynaha JSL Mudane Daahir Rayaale Kaahin uu ka noqday cafiskii uu hore ugu fidiyay Maxaabiistii Argagaxisada u xidhnayd. Maxaabiista Argagaxisada ayaa hore xukuumada Somaliland ugu xukuntay Dil iyo Xabsi daa’im , hase yeeshee Madaxweyne Rayaale ayaa cafis khafiifin ah u fidiyay Maxaabiista, iyadoo wixii dil lagu xukumay loogu bedelay xabsi daa’in. Argagaxisada hadda xidhan ayaa hore waxa ay Somaliland uga fuliyeen falal argagaxiso. [ November 04, 2008, 12:14 AM: Message edited by: Libaax-Sankataabte ] Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nephissa Posted November 4, 2008 Were you having a 'Qurac' moment, JB, why were you bleeped out? Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted November 4, 2008 I knew Riyalle would come out with a silly knee jerk statement. Diplomaaacy ninka maad bartaan ya JB? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 4, 2008 what was that edited ??? HERE is the link. Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted November 4, 2008 I don't know. I'm just having a go at Riyaale. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 4, 2008 You and Rayaale ,, Yes i understand ,,, But i just don't understand what was there to edit unless my eyes are not that good. Quote Share this post Link to post Share on other sites