xiinfaniin Posted December 22, 2009 Muqdisho: Shariif Sheekh Axmed oo qiray in ay kutalo jiraan yareynta Xukuumada Soomaaliya. 22. december 2009 Muqdisho(AllPuntland)- Madaxweynaha dawladda KMG ah ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo shalay la hadlayay Mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya, ayaa dhaliil ba’an ku sheegay Wasaaraddaha tirade badan ee dawladda KMG ah ee Soomaaliya, isagoo sheegay in ay hada ku howlan yihiin sidii ay wax badan uga qaban lahaayeen arrimahaasi. Shariif wuxuu sheegay in ay deeq bixiyaashu aad uga walaacsan yihiin Wasiirada tirada badan ee ka dhisan dalka aanu daganaanshaha iyo nabadu ka jirin ee Soomaaliya, isagoo sheegay in ay Caalamka diideen in ay caawiyaan Wasaaraddahaas tirada, hadana tayada daran wuxuuna ugu baaqay Mudanayaasha baarlamaanka in ay codkooda ku biiriyaan Xukuumad tiro, tayo badana leh. Mudanayaasha qaarkood ayaa cod dheer ku taageeray qaraarka Madaxweynaha dawladda KMG ah, inkastoo aan la garan Karin sida ay xaajadu noqon karto, hadii ay shaqada waayaan wasiiro badan oo maanta ku baratamaya hogaanka dawladda KMG ah ee Soomaaliya,iskuna haysta in ay awood buuxda ku dhex leeyihiin gudaha Siyaasadeed ee dawladda KMG ah ee Soomaaliya. Deeq bixiyaasha iyo dalalka siyaasad ahaan taageersan Maamulka KMG ah ayaa diiday in ay bixiyaan dhaqaale badan oo ay balan qaadeen, markii ay tirada ka bateen xubnaha golaha Wasiirada ee Soomaaliya, iyagoo hordhigay madaxweynaha iyo Raysalwasaaraha in ay go’aan kama dambeys ah ka gaaraan arrimaha ku wajahan dhismaha golaha Wasiirada. Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed wuxuu horay usheegay in ay go’aan cad ka qaadan doonaan Wasiirada tirada badan, isagoo sheegay in ay ka soo saari doonaan Wasiiro tiro yar oo tayo badan, waxaana ay Beesha Caalamku sheegeen in ay caawin doonaan 18 Wasaaradood oo kaliya. Lama yaqaano sida ay ku aqbali karaan in ay shaqooyinka Wasaaraddaha fara badan ka tagaan wasiiro badan oo mudo soo shaqeynayay, isla markaasna isku haysta in aan laga qaadi Karin shaqooyinka ay hayaan, maadaama ay Siyaasad dhow la leeyihiin Madaxda dawladda KMG ah qaarkood. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted December 22, 2009 Asaga & Shariif Xasan ma kala hari doonaan tolow? Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted December 22, 2009 ^^Oo Sharif Hasan muxuu dhimay oo laga rabaa boowe? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted December 22, 2009 Originally posted by Maaddeey: Asaga & Shariif Xasan ma kala hari doonaan tolow? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted December 22, 2009 Amin Amir baa dhibsaday? Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted December 22, 2009 TFG can reasonably function with 7 ministerial posts. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted December 22, 2009 Originally posted by Maaddeey: Amin Amir baa dhibsaday? Amin Amir translates coffe shop talks into artistic work. So he does not count Quote Share this post Link to post Share on other sites
SayidSomal Posted December 22, 2009 i wonder whether as somalis we ever learn from experience - ultimate futility is constantly doing the same thing expecting different results. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted December 22, 2009 I think Aminarts.com is in Sharif's Favorites Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted December 22, 2009 ^^Really? Any examples showing how Sharif is favored in Amin's work, Maadeey? Originally posted by S*S: i wonder whether as somalis we ever learn from experience - ultimate futility is constantly doing the same thing expecting different results. ^^Cabinet reshuffles are not only a Somali thing, good Qardho man. It’s the way of the world. Quote Share this post Link to post Share on other sites
SayidSomal Posted December 22, 2009 i am not man of the world (i am simple good qardho man) but i know not anywhere in the world where country constantly reshuffles up and down the number of cabinets like fluctuating markets - same formula - always start with hundred and keep decreasing until you end up with two prime ministers/parliament speakers/foreign secretary etc Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted December 22, 2009 ^^I hear you loud and clear. With all the challenges facing Somalia, cabinet reshuffles should not warrant your protest, awoowe. This reduction of cabinet if it ever takes place will be a one good step forward. In the big scheme of things though, Somalia is busted. Pray for it. Quote Share this post Link to post Share on other sites
UZTAAD Posted December 22, 2009 maadey waa runtii ninka sharif sakiin meesha waa in laga reebaa haddii la rabo in bahasho horey u socoto Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted December 22, 2009 ^Ma ogtahay, in Shariif (sheik) yiri: ' waan is dhaarsannay inaan maanta kadib kala harin' ballanriina waa fuliyey so far!, (that was upon leaving Asmara) Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted December 22, 2009 Sharif Xasan ha la daaayyo. His crime seems to be he has an influence on the president That is a skill, not crime yaa jamaacah Quote Share this post Link to post Share on other sites