Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland elections will happen with out voter registration.

Recommended Posts

Guddida Doorashooyinka Somaliland oo go’aan ka soo saaray Doorashooyinka soo socda

July 28th, 2009 Comments Off

 

Hargeysa (Somaliland.Org)- Komishanka Doorashooyinka Somaliland ayaa maanta sheegay in ay go’aan ku gaadheen in Doorashada Madaxtooyada Somaliland lagu galo Diiwaangelin la’aan, ka dib markii siday sheegeen Hay’adda Interpeace oo gacanta ku haysay natiijadaasi ay ku guul-darraysatay soo saarista natiijo tayo leh.

 

Guddoomiyaha Komishanka Doorashooyinka ayaa sheegay in shir ay isugu yimaadeen ka dib guddi ahaan ay go’aan ku gaadheen in diiwaangelin la’aan lagu galo Doorashada, isla markaana layska dhaafo hawsha iyo natiijada Diiwaangelinta oo la sheegay in lacag 8-Milyan oo Dollar ahi ku baxeen.

 

Hadalka ka soo yeedhay Guddida Doorashooyinka Somaliland ayaa wuxuu ku soo beegmay waqti ay Xisbiyada Mucaaradka ah ee Somaliland aqbaleen natiijo ka soo baxday Diiwaangelinta.

 

Somaliland.Org

 

Hargeisa News Desk

 

bmm@somaliland.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this