Saalax Posted May 23, 2010 SUNDAY, 23 MAY 2010 Burco(Togdhnews)-Ciidanka Qaranka Somaliland ayaa gacanta kaga dhigay Tiro badan oo maxaabiisa iyo hubka Qoryaha fudud ,ka dib markii shalay dagaal qaatay in ka badan laba Ciidanka Qaranka Somaliland oo gacanta Ku dhigay Hub Iyo Mxaabiis Badan saacadood uu ku dhexmarya Degaanka Widh-widh ee u dhaxeeyay Laascaanood iyo Buuhoodle ,Meeleeshiyo maalmihii u dambeeyay isku urursanayay Degaankaas. Srakaal ka tirsan Ciidanka Qaranka e Gobolka Sool ayaa TogdheerNews u sheegay in dagaalkaasi Khaase Culus lagu gaadhsiiyay Maleeshiyaadkaas,Islamarkaana laga qabtay Maxaabiis badan iyo Qoryaha Fudud,Waxa Sarkaalkani intaas ku daray in Maleeshiyaadkan la kala Eryay,Firxadkoodiina ka baxay dhinaca Xaduudka ee ku Beegan Jiida Gaalkacayo.Waxaanu Xusay Sarkaalkani inay dhinacooda ka dhaawacmeen Afar Askari,Isagoo tilmaamay in maleeshiyaadkaasi la gaadhsiyay khasaare Dhimasho iyo Dhaawac ba leh. Maleeshiyaadkan ayaa la sheegay in ahaayeen kuwo ay soo Ururiyeen Salaadiintii Ku shirtay Tuulada Buura wadal dhowaan,kuwaasoo la sheegay inay doonayeen in ay carqalado iyo dhibaato galiyeen Sanaaduuqda Doorashada ee yaala Degaankaas. Ma jiraan warar laga helayo dhinaca maleeshiyaaskaas,madaama ay go,antahay Telifoonadaii Degaankaasi,mana jirto warar madaxbanaan oo si rasmi ah u xaqiijinaya khasaaraha ka dhashay dagaalkaas. Waxaase wararku tibaaxayaan in ciidamada Qaranka ayaa wali ku sugaan yihiin degaankaas ,kana samaystay Fadhiisimo Cusub oo hor leh. lama garanayo sababata xiligan keentay dagaaladan ka dhacay degaanka Buuhoodle,oo mudooyinkii u dambeeyay ahaa kuwo ,xasiloon,kana badbaaday dagaaladii sanadkii 2006-dii ka dhacay Gobolka Sool,una dhaxeeyay Maamulka Somaliland iyo Puntland. TogdheerNews. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 23, 2010 Well done ciidanka qarranka The Somalilanddiid will be crushed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
ANWAR Posted May 23, 2010 Somalilanddiid hard to say it loooool Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted May 24, 2010 ^not original either. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted May 24, 2010 Oodweynenews.com Dhaawaca soo gaadhay Affarta askari, ayaa waxa loola soo cararay dhinaca cisbitaalka magaalada Burco oo hadda lagu dawaynayo, waxaana ku jira Taliyihii guutadaas la soo weerary Axmed-Daahir Cali oo rasaasi kaga dhacday dhabarka, illaa hadana koomo ku jira. Somalidiid Axmed-Daahir Cali oo rasaasi kaga dhacday dhabarka [ asagoo ka cararaya ciidamada SSC, orod ayuu naf ka dayey, waayo naftu orod ayee ku aamintaa, naftu waa macaantahay ], illaa hadana koomo ku jira. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted May 24, 2010 Taliyaha malayshiyada SNMta Ee qaybta 17aad Oo la dilay Wararka ka imanaya jeeda hore ee widh-widh ayaa sheegaya in Col. Axmed Daahir (Doolaal) oo ah taliyaha malayshiyada qaybta 17aad oo ku qudhbaxay Widh-Widh waxa kale oo gacanta lagu dhigay maxaabiis farabadan iyo hub kan fudud ah.... Waxaa galabta lagu aasay Magaalada OOG, waxaya taasi keentay niyad jab aad u weyn oo ku dhacday Malayshiyaadkii SNM ee ku suganaa magaalada OOG. Waxiii warar ah kala soco radiowidhwidh Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted May 24, 2010 ^Ilaahay ha u naxaristo...inkasto uu jid qalada noloshisa ku dhameeyey. Hadana ilaahay wa naxariis badanyahay... salaam Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted May 24, 2010 Libaan, his not dead sxb his wounded and taken to a hospital in burco orod so hubso warka. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted May 24, 2010 Originally posted by *ANWAR*: Somalilanddiid hard to say it loooool Nabadiid will be crushed indeed and gobolaada bariga ee somaliland will once and for all prosper. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hales Posted May 24, 2010 ^^ All these problems that are currently occuring in the SSC regions will be reversed once a Somalia state is restored. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted May 24, 2010 Now it's time for made up news.. Your time is counted and LA city is free from Somalidiid as well. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted May 24, 2010 Originally posted by Hales: ^^ All these problems that are currently occuring in the SSC regions will be reversed once a Somalia state is restored. I am afraid the somalia government is too weak for hundred of years to come to even get into issues like that they should worry about controlling the 1km block in mogadishu. Quote Share this post Link to post Share on other sites