Che -Guevara Posted May 23, 2010 Qarax ayaa saacad ka hor waxa uu gilgilay Xerada Ciidamada Federaalka Itoobiya ay ku leeyihiin gudaha Buuhoodle halkaasoo la sheegay inuu ka dhacay khasaare xun oo ay ku dhinteen 4 askari & haweeney rayidka deegaanka ka mid ahayd, lamana hubo ilaa iyo hada waxa sababay qaraxaas oo laga maqlayey magaalada oo dhan. Qaraxaas ayaa sida la sheegayo waxaan loo badinayaa in qaraxaasi uu ka kacay Bumbooyinka gacanta laga tuuro oo ay xidhnaayeen askarta dhimatay qaarkeed, qaraxuna waxa uu xerada ka dhacay saaka iyadoo uu ka socdo shir u dhexeeyey odayaasha deegaanka & saraakiisha Ciidamada Bariga Itoobiya oo halkan ku sugan hadda. Xiisaddu waxa ay deegaanka ka sii socotaa Xilli uu habeenimadii xalay (Axad) agagaarkaasi ka da’ ay roob balaadhan, kaasoo saaka hakiyey in dagaaaladii shalay ee dhexmaray Mujaahidiinta SSC & Kooxda Caataqaatayaasha ee u adeega Maamulka Riyaale iyo Jamhada SNM ay ka sii socdaan degmada Widhwidh source Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted May 23, 2010 War deg deg:Xeradii Itoobiya ku lahayd Buuhoodle oo lala beegsaday qarax we Qarax ayaa saacad ka hor waxa uu gilgilay Xerada Ciidamada Federaalka Itoobiya ay ku leeyihiin gudaha Buuhoodle halkaasoo la sheegay inuu ka dhacay khasaare xun oo ay ku dhinteen 4 askari & haweeney rayidka deegaanka ka mid ahayd, lamana hubo ilaa iyo hada waxa sababay qaraxaas oo laga maqlayey magaalada oo dhan. Qaraxaas ayaa sida la sheegayo waxaan loo badinayaa in qaraxaasi uu ka kacay Bumbooyinka gacanta laga tuuro oo ay xidhnaayeen askarta dhimatay qaarkeed, qaraxuna waxa uu xerada ka dhacay saaka iyadoo uu ka socdo shir u dhexeeyey odayaasha deegaanka & saraakiisha Ciidamada Bariga Itoobiya oo halkan ku sugan hadda. source Quote Share this post Link to post Share on other sites
me Posted May 23, 2010 Che It would be wise if you read what you post. The title and the news do not match. Title says: Ethiopian Military Outpost Attacked, Which implies a willful act. However, in the message it says. waxaan loo badinayaa in qaraxaasi uu ka kacay Bumbooyinka gacanta laga tuuro oo ay xidhnaayeen askarta dhimatay qaarkeed. And this means that it was an accident. So which one is it? An attack or an accident? Politically I can understand that some people might want that the Buuhoodle situation gets out of control. However, dagaal laguma dagdago. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted May 23, 2010 me, give the guy a break will ya. Kistoo xamaasadda ayaa maal mahan ku kacsan Quote Share this post Link to post Share on other sites
me Posted May 23, 2010 In laysi saxo waa laysku leeyahay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted May 23, 2010 In la isku naxana waa la isku leeyahay sxb Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted May 23, 2010 Waa yaab, xerada ciidammada Itoobiya ay ku leeyihiin magaalada Buuhoodle maxaa waaye, goormay Buuhoodle Itoobiya ka mid noqotay? Quote Share this post Link to post Share on other sites